Lucky show

Lucky show lucky show kala soco dhacdooyinkii ugu dambeeyey dalka iyo dunida inteeda kale

19/07/2026

The handover ceremony has just taken place.
Messi has passed on the mantle of global football greatness to his young protégé, Lamine Yamal.
In the past, it was Messi and Ronaldo who competed against each other.
Now, with Yamal rising, who is the player that can truly rival him and reach the same level of stardom?

“The final World Cup match between Spain and Argentina will be like a handover ceremony, where Lionel Messi will pass on...
18/07/2026

“The final World Cup match between Spain and Argentina will be like a handover ceremony, where Lionel Messi will pass on both the responsibility and the trophy to his protégé, Lamine Yamal.”

11/07/2026

What is this refree

Ronaldo sanadkan maxaa haysta
18/06/2026

Ronaldo sanadkan maxaa haysta

02/06/2026

Gabadhan aad sawirka ku arkaysaan waa ardayad Muslimad ah oo ka qalin-jabisay Jaamacadda Harvard, oo ka mid ah jaamacadaha ugu caansan uguna sumcadda weyn dunida

Waxayse qaaday tallaabo si weyn u soo jiidatay indhaha dadka, isla markaana noqotay arrin aan h**e looga baran xafladaha qalin-jabinta ee jaamacaddan.
Maalintii xafladda qalin-jabinteeda, waxay goobta timid iyadoo si buuxda u asturan

Markii la gaadhay waqtigii hadalka, halkii ay khudbad caadi ah ka jeedin lahayd, waxay madasha ka akhriday aayado ka mid ah Qur’aanka Kariimka ah

Tallaabadan ayaa lagu tilmaamay mid taariikhi ah, maadaama aan h**e loo arag arday ka qalin-jabinaya Harvard oo xafladda qalin-jabinta dhexdeeda ka akhriya Qur’aan Kariimka

Sidaas ayay ku gaadhsiisay kalaamka Alle kumannaan arday, waalidiin iyo macallimiin ka qayb-galay xafladda, iyo malaayiin qof oo daawanayay baahinta munaasabadda

Address

Baydhabo
BAAY

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lucky show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Lucky show:

Shortcuts

Share