Maxamed Diigow

Maxamed Diigow Welcome to the news of the world and its surroundings, in a real way.👈

26/08/2026

“Malaaq Deerow iyo Xasan Eelaay, dalkii daadkii lahaa ayuu u hari doonaa ee iska xishooda.” — Afhayeenka Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Xasan Cabdi Maxamed.

26/08/2026

“Aadan Madoobe Xasan Sheekh baa keenay, balse Liibaan Shuluq baa maalgeliyey, si uu u fuliyo ujeeddadii aabihiis iyo awoowgiis ee ahayd in Koonfur Galbeed la qabsado.” Mudane Xasan Cabdiqaadir, Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda Koonfur Galbeed.

25/08/2026

Mas’uuliyiin Sare oo ka Tirsan Dowladda Koonfur Galbeed oo Booqasho, Garab-istaag iyo Dhiirrigelin ugu Tagay Geesiyaasha Daraawiishta Koonfur Galbeed. 💯👏

25/08/2026

From kismaayo to baydhabo daraawiishta DKGS 🫡🫡🫡💪🔥🔥

13/08/2026

Haday rag rabtaa haddii aad Cariga Ciyaar ku Daawato oo aad si fiican u fahanto Hadda Noo Fasair Hadalka Tabiyahaan Carbeed ?

Hadal Micno wayne leh ayuu yiri:"Tabiyaha Ciyaartii PSG iyo Aston Villa isaga oo ka Hatlaya Cumar Cabdulqaadir Cartan.

13/08/2026

Birmadaha oo reer Waaberi saakay dhacaya .

Address

Baydhabo, Baay
Baydhabo
BAYDHABO

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Diigow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share