RAAD MEDIA

RAAD MEDIA A media company creating quality videos, photos, and designs with creativity and professionalism.

15/09/2026

Wasiitka wasarada arimaha gudaha DGKGS Abdirhaman sate ayaa ka hadley bnaan bax lagu taagerayey dowlada turkiya
RAAD MEDIA

🇹🇷 Bananbax lagu taageerayo Dowladda Türkiye ayaa ka dhacay magaalada Baydhabo.Madaxda DGKGS iyo shacabka magaalada Bayd...
15/09/2026

🇹🇷 Bananbax lagu taageerayo Dowladda Türkiye ayaa ka dhacay magaalada Baydhabo.

Madaxda DGKGS iyo shacabka magaalada Baydhabo ayaa si weyn uga qeyb galay bannaanbax lagu muujinayay taageero iyo garab-istaag loo muujinayo Dowladda Türkiye. 🇸🇴🤝🇹🇷
RAAD MEDIA

SAWIROKULANKA WASAARADAHA ISKUDHAFKA AH EE ANSIXINTA 4 TA DEGMOOYIN OOKA QEYB GALAYAAN MASHRUUCA BULSHO SANADKA UGU HORE...
08/09/2026

SAWIRO
KULANKA WASAARADAHA ISKUDHAFKA AH EE ANSIXINTA 4 TA DEGMOOYIN OO
KA QEYB GALAYAAN MASHRUUCA BULSHO SANADKA UGU HOREEYA EE 2026

29/08/2026

muuqaalka dib uxarig jarida IRON
RAAD MEDIA

Sawirowaxaa dib loo xarig jarey IRON FITNESS CENTER oo dib loo casriyeye  RAAD MEDIA
28/08/2026

Sawiro
waxaa dib loo xarig jarey IRON FITNESS CENTER oo dib loo casriyeye
RAAD MEDIA

SAWIROWasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdirahman State, ayaa maanta dib ugu s...
11/08/2026

SAWIRO
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdirahman State, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo, kaddib safar shaqo oo uu dhawaan ku tegay magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa intii uu Muqdisho ku sugnaa kulamo iyo howlo shaqo oo muhiim ah ka qayb qaatay, isagoo maanta dib ugu soo laabtay xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, magaalada Baydhabo.

RAAD MEDIA

sawiro Kulann udhexeyey SomBank iyo isbitalada ka howlgala magalada beydhabo oo lagusoo bandhigey maalgalin cafimaad oo ...
07/08/2026

sawiro
Kulann udhexeyey SomBank iyo isbitalada ka howlgala magalada beydhabo oo lagusoo bandhigey maalgalin cafimaad oo lodiyaariyey isbitalada.
RAAD MEDIA
SomBank

sawirada xaflada meherka abdull fitax iyo Hodan RAAD MEDIA
07/08/2026

sawirada xaflada meherka
abdull fitax iyo Hodan
RAAD MEDIA

02/08/2026

Flashback 🎬
KGS Peace Week 🤝💙
Qurba-joog kaalin weyn ku leh nabadda 🌍🇸🇴
RAAD MEDIA

01/08/2026

wasiirka wasaarada arimaha gudaha GKS iyo qaar kamid ah shaqaalaha wazaarada ayaa maant booqdey xaruunta

Address

Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RAAD MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share