Codka Somaliland

Codka Somaliland Codka somaliland keeps you up to date' across the world and somaliland latest news. Codka Somaliland is your news website.
(1)

We provide you with the latest breaking news
Founded in 2005, it broadcasts from the country's capital of Hargeisa somaliland We provide you with the latest breaking news and videos straight from Somaliland.its SL People’s Voice. Codka somaliland brings you the latest trends, stories and news from all over the world. Follow dynamic, real-time news and live coverage from SLNTV, Somaliland TV keeps you up-to-date with al across the somaliland

13/08/2025
13/08/2025

Siyaasi Maxamud Xaashi Oo Karbaash Culus Ku Dhuftay Madax Waynaha Dalka Jaarka Ah Somalia

Maraykanka Oo Bahdilay Qadaad Wayntii Maraykanku Nin Walba Waxa U Caan Kaga Yahay Aduunka Waa Yaqaana Jamhuuriyada Somal...
12/08/2025

Maraykanka Oo Bahdilay Qadaad Wayntii
Maraykanku Nin Walba Waxa U Caan Kaga Yahay Aduunka Waa Yaqaana

Jamhuuriyada Somaliland Caalamka Nabad Iyo Horumar

Jamhuuriyada Qadaad Waynta Iyo Moryaanta Shaqadooda Waa Lagaranaya😁

12/08/2025

Xildhibaanad Waxan Is Leeyahay Waa Xildhibaanada Ugu Codka Badanaysz Somaliland Dumar Land Iyo Somaliland Oo Dhan Ayaa Wata

12/08/2025
Siyaasi Cabdi wali Waxaan Moodi Jiray Miskiin Yaro Jeebka La Isaga Sito, War Ilayn Ninku Waa Noo DhuuntayLaandherihii Be...
12/08/2025

Siyaasi Cabdi wali Waxaan Moodi Jiray Miskiin Yaro Jeebka La Isaga Sito, War Ilayn Ninku Waa Noo Dhuuntay

Laandherihii Beeshiisu Codka Ugu Badan Siisay Xisbigan La Isku Haysto Weeyaan Ninkani,Warkana Waa Cadeeyay

11/08/2025

Buuniyaw Nin Reer Boorama Ah Ayaa Tahay Gabilay Iyo Saaxil Yaa Af Hayeen Kaga Dhigay, Iyo Inaad Turjumaan U Noqoto ,Reer Gabilay Hadi Cid Ku Matalayso Samaale Jooge,Heego Ayaan Af Hayeen U Ahay Dheh Iyo Kooxaha Gaarka Ah Ee Buslada Magacooda Masaarifsada

11/08/2025

Xisbiga Kulmiye Ina Kaahin Iyo Samaale Aya Ka Qufaca Imika Waqtigu Shalay Maaha Buuniyaw,Bulsho Af Hayeen Looma Noqdo Waxa Lo Noqda Xisbi ,Ha Is Maydhin

10/08/2025

Gobolki Raga Oo Kubadi Dhuuxa La Waayay,

Ina Samaale Miyaanu Habar Awal Ahyn ,Habar Awalnimada Ina Samale Ka Wayn Xagay Taala,ciise Muuse 10 Sanadood Cigaal Ah I...
10/08/2025

Ina Samaale Miyaanu Habar Awal Ahyn ,Habar Awalnimada Ina Samale Ka Wayn Xagay Taala,ciise Muuse 10 Sanadood Cigaal Ah Iyo 7 Sanadood Madadwayne Ku Xigeen Ah Axmed yusuf yaasina ,17 Sanadood Ayaa Tolkood Sacad Muuse Daba Socdeen,

Haday Sheekada Sidas Noqoto Reer Walawba Jufadaada Aamin ,Filinka Habar Awal Reero Gaara Wax Ku Cuna Siyaasad Ahaan ,Reeraha Kalena Waa Lagu Guura ,2025 Sheekadaas Ma shaqaynayso Hada Idin Sii Sheegaya,

Buudhigii Habar Awal Filinkiisi Waa Gab Gabo siday Ku Socoto,Sacad Muuse Kala Siyaasad Noqonaya Dhawaan Adna Subeer Awal Ayaad Ka Hadlaysaaye

Address

Berbera

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Codka Somaliland:

Share

Somaliland broadcasting

Somaliland is a democratic nation in the Horn of Africa, Somaliland has endorsed the freedom of expression and free press since it declared its independence from Somalia. According to Somaliland's constitution and Somaliland media laws, defamation and libel are not criminal offenses; aggrieved parties may seek redress in civil courts.[https://en.m.wikipedia.org/wiki/Media_of_Somaliland

Somaliland in Short: Somaliland has a hybrid system of governance ... Vice President, and legislative government; ...Somaliland gained independent from Britain , in the five days between June 26, 1960 and July 1, 1960 see more https://en.m.wikipedia.org/wiki/Somaliland