Northeast Tigers

Northeast Tigers Warar sugan iyo dhacdoyin xaqiiqa

04/03/2026
Sunnaha Dowladnimo ayaa ah, Masuul la magacaabo ama xilka Baneeeyey oo iscasilo, SSC khaatumo imika unbay Dowlad qaan ga...
19/02/2024

Sunnaha Dowladnimo ayaa ah, Masuul la magacaabo ama xilka Baneeeyey oo iscasilo, SSC khaatumo imika unbay Dowlad qaan gaadhay tahay.!!

Lakiin wasiirka amnigu wuxu iscasiladiisa u mari karayay
Qaab ilaalinaya sumcada umadeed oo ah in uusan shaacin
Is casilaad balse hogamiyaha u gudbiyo in uu xilka ka qaado ama isku shandhayn sameyo iyado la ilalinayo
Nidaamka curdinka ah .

Waxan usoo jedinayaa hogamiyaha in uu xoojiyo wadadhaqaynta uu la leyahay golahiisa wasiirada
Sido kale u magacabo wasarada bananatay qof khibrad u leh amniga sida taliye h**e oo ciidan.

Dhibatada iyo fudaydka ay keenayan dadka bacda halgan yimi ee xilalka loo igmaday aya ah inaysan lexjeclo ka lahayn degaanka ogayna wixi losoo maray.

Waa in golayaasha xukuumada ay noqdaan dad wadanka joogay qayb ka ahaa dhiigbixi iyo dhawacii darajadan laguso gaadhay aysan ahayn dad debada laga so wariday.

27/01/2021

Dalkan meel fog baa laga keenay yaan dib loo celin dadka sawiradooda bad ka garanysa wax walba

Respect
12/01/2021

Respect

Manqo
03/01/2021

Manqo

31/12/2020

Ky xidhnow sarmanyo post

Address

Jidka 30
Boocane

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Northeast Tigers posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share