Soomali Adals

Soomali Adals ,week waxkasta oo kurali galiya waad helaysa balse wax dawlad ama qabiila ha helimaysid hakugu taagnato

13/04/2015

Wax kadhe tartanka$&

12/04/2015

Sheeko Qosol ah oo gaban :- oday reer baadiya ah ayaa u soo safaray magaalada bil ramadaan walina ramadana muu usoosafrin magaalda habeenkii buu suuqa tagay masaajid lagu tukanayo ayuu arkay cishaa i buu is idhi so tuko yayna ku dhaafine masajidkii buu jamaca la xidhay ileen trawiix baa latukanay odaygii isagoo yaabsan buu dhameestay saladi masajidkii markuu ka soobaxay ayu arkay 3 oday oo iswareesnaya mid ba idhi waar sixir barar baa dhacay ee sonkortii imisaad ku ogaydeen mid baa u jawaabay markaasu idhi 20 dolar markaas bu idhi hadda 40 ayay maraysa mid kale aya idhi oo baastada imisaad ku ogaydeen markaas buu mid kale u jaawabay oo idhi 10 dollar markaas buu idhi hada 20 ayay maraysa markaas buu intuu kusoo dhex dhacay odaygi baadiyaha aha odayaashi is wareesanayay ayu idhi waar salaadi cishaa i imisaad rakco ayaad ku ogaydeen markaas bay odayaashii oo yabsan u jawaabeen dee 4 rakco markaas buu idhi hada 23 rakco ayay maraysa wax kastiba way kaceen

09/04/2015

Hurdadana lasexda ama walyska dhafa akhyarey!!!!!!!!!!!!!!!!!

08/04/2015

€¥€ waxkadhe xolo rag lagudhelo miy

$ shaxari igadhe ~~~~~~~~~~~~
08/04/2015

$ shaxari igadhe ~~~~~~~~~~~~

08/04/2015

Qof jacayl waremay ciilbadna. Xalimadan.socodkina wa gabtay $&

13/10/2014

Address

Krischeimewr Str 148
Boorama
0707

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soomali Adals posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category