Baargeel News Times

Baargeel News Times Baargeel News Times waxad ka helaysaa warar sugan oo la hubo

14/09/2023

Aragtida Fiyow Degmo BurBuraysay Arkaan

06/03/2023

Dagaal Xoogan ayaa hada ka bilaambay Gooja Cade

27/08/2022
27/08/2022

"Marki aan imaanayay Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Gardafuu ma uusan lahayn team Caafimaad oo heer Gobol waxaa sharaf ii ah inaan anigu magacaabay shaqada baaxada lehna ay maantay qabteen iyagoo kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka" Sidoo kale waxan bogaadinayaa Gudiga uqareemida Hosbitaalka Baargaal oo iygau maantay shisay dhismayaashan quruxda badan"

"Wasaaradda Caafimaadku haday si guud uga qayb qaadan waydo wajiga 2aad ee Hosbitaalka waxan diyaar unahay inaan si shakhsi shakhsi ah uga qaybqaadano"

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawlada Puntland Dr Jama Farah Hassan.

25/08/2022
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Dr- Jamac Farax Xasan oo ay Waheliyaan wasiiru-dawlaha Macdanta iyo Bi...
25/08/2022

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Dr- Jamac Farax Xasan oo ay Waheliyaan wasiiru-dawlaha Macdanta iyo Biyaha Barre Faatax Xildhibaan Mohamed Mohamuud Salax “Abuu Baraa”, gudoomiyaha gobolka Gardafu, gudoomiyaha degmada, isuduwaha wasaraadda caafimaadka gobolka agaasimayaasha qorshaynta iyo Adeega caafimaadka asaasiga ah, saraakiil ka tirsan wasaaradda iyo madax ka socotay hay’adda Save The Children ayaa Xariga Ka Jaray Wajiga 1aad ee Hosbitaalka Degmada Baargaal.

19/08/2022

20/8/2022 ayay aheyd in aan soo daynu Barnaamij aan ka diyaarinay Baargaal.
Lkn xoggo cusub aan helnay ayaa ku soo daraynaa. kuwaas oo ay ka midyihiin.
1:Biyo dhaamintii oo la rabay in la leexsado (lkn waa laga diidday).cidda rabtay in ay iyadu mamusho wan ku soo daraynaa barnaamijka.
2:si loo dhantaalo ama la joojiyo dhismaha Hospital-ka suurad xumayn dhanka caafimaadka oo la rabay in lagu shaabadeeyo musuq-maasuq Gudoonka caafimaadka Degmada baargaal
3:Baabuurta xamuulka keenta baargaal oo lugu been abuurtay
Xogtaas oo dhamaystiran ayaan soo gudbin doonaa iyo cida ka danbaysa

Hunguriga Biyo dhaamiska galay Halaag ayuu soo wadaa.

Dad ayaa u arka eedayn lkn waa wax jirra oo xarga goostay

Waxay ila tahay baargaal Dadkii lahaa kuma noola)

Barnaamij ku saabsan Degmada baargaal,kaas oo ah Dhicid iyo kala goosasho Kaararkii loogu talagalay Dadwaynaha Abaartu s...
15/08/2022

Barnaamij ku saabsan Degmada baargaal,kaas oo ah Dhicid iyo kala goosasho Kaararkii loogu talagalay Dadwaynaha Abaartu saamaysay iyo cida ku lugta leh,kuwaas oo ay ugu horeeyan Gudoonka Degmada, xildhibaano iyo Odoyaal Deegaana.
Waxa aan haynaa Cadaymo ah muqaallo iyo codod
Ku dhwaad 300 oo kaar ayaa waxa uu geeyay Gudoomiyaha Degmada baargaal bosaaso kuna soo qortay dadka qaxootiga ah ee ku nool bosaaso qaarna waxaa uu iibsaday
20/8/2022 ayaan soo dayn doonaa insha allah

Mu,asasada Khayriga ah Ee Ilays, ayaa Raashin u qaybisay Dadka Danyarta ah ee ku nool Deg: Baargaal. Taas oo u jeedku ah...
31/03/2022

Mu,asasada Khayriga ah Ee Ilays, ayaa Raashin u qaybisay Dadka Danyarta ah ee ku nool Deg: Baargaal. Taas oo u jeedku ahaa Afurinta bisha Ramadaan ee barakaysan.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo  kulan la yeeshay  qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka kuwaasi oo soo xuli...
11/12/2021

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka kuwaasi oo soo xuli doono ergooyinka dooran doona xildhibaannada Golaha Shacabka.

Dawladda Soomaaliya ayaa ceyrisay Kuxigeenkii Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo oo kasoo jeeda dalka Uganda, ka...
04/11/2021

Dawladda Soomaaliya ayaa ceyrisay Kuxigeenkii Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo oo kasoo jeeda dalka Uganda, ka dib markii lagu eedeeyey xadgudubho ka dhan ah Shaqada uu hayo.

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Max’ed Cabdirisaaq ayaa sheegay in ay talaabadan qeyb katahay la xisaabtanka Madaxda AMISOM ee ka gudbay xeyndaanka wada shaqeynta.

Midowga Afrika, gaar ahaana AMISOM ayaa dhawaan diiday fulinta Heshiiska wadajirka ah ee STP, kaas oo ay horey dhinacyadu u gaareen, waxaana ay doonayaan in ciidamo kale oo Shisheeye lakeeno Soomaaliya si loo dheereyo waqtiga iyo dhaqaalaha lagu bixinayo magaca Dalkan.

AMISOM, malaayiin dollar oo lagu dalaco deynta Soomaaliya ayaa lagu baxshaa iyadoo Askari kasta oo kamid ah qaato lacag kabadan mushahaar ahaan $1,200 Dollar, halka Askariga Soomaaliga ah qaato wax kayar $400 dollar.

Update.Ciidamadda Dowladda ayaa la wareegay Saldhigga Degmadda Guriceel iyo Xarunta degmadda, waxaana hadda la arkayaa G...
23/10/2021

Update.Ciidamadda Dowladda ayaa la wareegay Saldhigga Degmadda Guriceel iyo Xarunta degmadda, waxaana hadda la arkayaa Gaadiidkooda dagaalka oo wadada laamiga dhexmaraya.

Dhanka kale waxaa wali dagaal culus oo saacado badan qaatay ka socdaa dhanka Waqooyi gaar ahaan Ceel Cali Faarax iyo dhanka berri ee Jaamacadda oo ah fariisimaha ay wali joogaan Ahlusunna.

Dhanka kale madaafiic habaawga ah ee labada dhinac isku tuurayaan ayaa ku habsadey goobo ganacsi, xarumo Caafimaad iyo xaafado dad shacab ah daganyihiin oo ay Dhaawacyo iyo burburbo ka dhasheen.

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka KMG ah  ee  puntland  Guuled saalax bare oo manta Tababar u furay goob-joogayaasha ma...
20/10/2021

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka KMG ah ee puntland Guuled saalax bare oo manta Tababar u furay goob-joogayaasha maxaliga ah ee korjoogtayn doona maalinta doorashada iyo dhamaan Goobaha codbixinta ee 3 Degmo Qardho,Eyl iyo Ufayn

Asxaabta waxan ku jirnaa tijaabada iyo habayna page-ka Bargeel News TimesKu xirnow kana hel warar sugan Gaarsii Asxaabta...
20/10/2021

Asxaabta waxan ku jirnaa tijaabada iyo habayna page-ka Bargeel News Times
Ku xirnow kana hel warar sugan

Gaarsii Asxaabta
Mahadsanidiin Dhamaantiin

19/10/2021

Ku Soo Dhawaada (Baargeel News Times) B N T
Kana hel War sugan oo la hubo

Address

Boosaaso
5555

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baargeel News Times posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baargeel News Times:

Share