Somaliland Community

Somaliland Community nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sareyntiisa

16/10/2020
16/10/2020

"Maxamuud Xaashow da'deed ahayd markaad xoolaha umadda ku tasa rufaysay , Aayadaha quraanka ee aad maanta soo daliishanaysa ma maantay soo dageen ? Soo may jirin markaad xilka haysayba , waxaad umadda u sheegayso waxaad tahay qofka koobaad ee ku sifoobay , aakhiradaada u tudho oo umadda cafis
weydiiso "
Siyaasi Cabdinaasir Buuni .

Shirkadda Trafigura oo ka ganacsata shidaalka iyo saliidda ayaa sheegtay in ay maal galin ku samaynayso Haamaha Kaydka s...
07/09/2020

Shirkadda Trafigura oo ka ganacsata shidaalka iyo saliidda ayaa sheegtay in ay maal galin ku samaynayso Haamaha Kaydka shidaalka ee Berbera. Warsaxaafadeed ay soo saartay Shirkadda Trafigura ayaa lagu sheegay in shirkaddu damacsan tahay in Berbera noqoto xuddunta Kaydka shidaalka ee Geeska Afrika.

Shirkadda ayaa dhawaan heshiis la saxeexatay Xukuumadda Somaliland gaar Ayaan Wasaaradda ganacsiga sida ay ku sheegeen Warsaxaafadeed ay maanta soo saartay shirkaddaasi.

Shirkadda oo ka shaqaysa shidaalka iyo saliidda la isaga gudbiyo dunida waxana Xarunteeda ugu weyni ku taalaa Switzerland.

Todobaadkan ayaa shirkaddu Berbera keentay Markabkii ugu horreeyay ee sida Shidaal shirkaddaasi leedahay.

Hassan Gallaydh

22/08/2020
RASMI, Barcelona waxay macalin u doratay Ronald Koeman sidaas waxaa xaqiijiyay Madaxweynaha Barcelona ,waxaa uu ka soo t...
18/08/2020

RASMI, Barcelona waxay macalin u doratay Ronald Koeman sidaas waxaa xaqiijiyay Madaxweynaha Barcelona ,waxaa uu ka soo tagay shaqadii xulka Holland

Carabti way u dhamatay 😓😓😓
18/08/2020

Carabti way u dhamatay 😓😓😓

Taiwan ayaa maanta si rasmiya xafiiska Dublumaasiyadeed uga furatay Hargeysa.Munaasabadda waxa goob joog ka wasiirro ka ...
17/08/2020

Taiwan ayaa maanta si rasmiya xafiiska Dublumaasiyadeed uga furatay Hargeysa.

Munaasabadda waxa goob joog ka wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo marti kale.

Sidoo kale wasiirka arrimaha Dibadda Taiwan ayaa dhinaca Online ka kaga qayb-galabta.

Address

Sheikh Ali Jawhar Street
Borama

Telephone

+252659142462

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliland Community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share