RUQI MEDIA

RUQI MEDIA Warbaahinta madaxa banan leh

06/03/2026

Maxaa ka taqaan Sedaxdaan Gantaal Maanta iran Soo ridey oo Maraykanka iyo Israa’iil Cabsida Wayn ku abuurey "

1. Khorramshahr‑4 missile
Waa gantaal ballistic ah oo ay samaysay Iiraan.
Masaafadiisu gaari karto qiyaastii 2,000 km.
Wuxuu qaadi karaa madax qarax weyn (warhead) oo miisaankiisu aad u culus yahay.
Waxaa loogu talagalay inuu ku dhufto bartilmaameedyo fog sida saldhigyo militari iyo xarumo muhiim ah.

2. Kheibar missile
Waxaa sidoo kale loo yaqaan Kheibar Shekan.
Waa gantaal ballistic ah oo xawaare sare leh.
Masaafadiisu waxay gaari kartaa qiyaastii 1,400–1,500 km.
Waxaa loo sameeyay inuu ka gudbo nidaamyada difaaca cirka sida kuwa gantaallada lagu qabto.

3. Fattah hypersonic missile
Waa gantaal hypersonic ah (aad uga dheereeya codka).
Xawaarihiisu wuxuu gaari karaa Mach 13–15 (13 ilaa 15 jeer ka dheereeya codka).
Waxaa la sheegay inuu awood u leeyahay inuu si degdeg ah u beddelo jihada, taasoo ka dhigaysa mid aad u adag in la qabto.

Khorramshahr-4: gantaal culus oo masaafad dheer leh.
Kheibar: gantaal ballistic ah oo loogu talagalay inuu ka gudbo difaacyada.
Fattah: gantaal hypersonic aad u dheereeya oo adag in la joojiyo

🚨Iiraan sida la sheegay waxay tan iyo shalay duqeymaha Isr||L u isticmaalaysa diyaaraddaha aan duuliyaha lahayn ee Hadid...
06/03/2026

🚨Iiraan sida la sheegay waxay tan iyo shalay duqeymaha Isr||L u isticmaalaysa diyaaraddaha aan duuliyaha lahayn ee Hadid110 oo ah nooc halis badan, dheereya isla markaana raadarada iska qariya.

Inay raadaarka ka dhuumato Drone-skani inta badan ayaa sabab u ah baa la yidhi khasaaraha culus iyo burburka dhismayaasha ee saacadihii lasoo dhaafay Talaabiib gaadhay.

Muuqaalo muujinaya sida Talaabiib u duntay hoos👇

06/03/2026

Israel xalay wixii kudhacay wax caadiyaa ma,ay ahyn burbur badan iyo qasare ayaa logaystay Caasimada Israel Te Aviv.

Bal mucjisadan Arag Jeneraalki Esmail Qaani oo badhitaanki kadib Ilkihiisa lagu arkay kameerada sirta bixinaysay ee toos...
05/03/2026

Bal mucjisadan Arag

Jeneraalki Esmail Qaani oo badhitaanki kadib Ilkihiisa lagu arkay kameerada sirta bixinaysay ee toos lola socon jiray Mossadna u gudbin jirtay sirta dalka

Jaajuuska adduunka ee Israa'iil oo ah Mossad iyo Jeneraalki Iiraani ee burburiyay wakiillo badan oo dowladda Iiraan ah isla markaana kamarad basaas ah ugu jireen ilkihiisa.
Ilkihiisa ayaa la baaray kadibna la ogaaday lana arkay Mid ka mid ah ilkaha waa "toos dayax-gacmeed". Meel kasta oo u marayo jeneraalku ama tagayo iyo dhammaan shirarka iyo wadahadallada uu ka qayb galo waa la duubi jiray
Waxaana islaa markaba loo diri jiray Mossad.
Macluumaadka dowladda, dhammaan sirta dalka waa la duubay oo loo diray howlgalka.mossad

Jeneraal awoodda sare haysta oo bixiynayay sirti wadanka ee lagu Aaminay inu wadadanka ilaalinayo wuxu Dhibi jiray dhammaan sirta dalkiisa. Kameerada Ilkaha la isu so gashanaya cajiib Mossad

04/03/2026

Iran 🇮🇷 oo hada jawaab rogaal celinaa samaysay kadib markii Maraykanka iyo Israa’iil siwada jiraa cawa werar ugu qaadeen casimada Iran ee Tehran oo duqaymo xoogan ka fuliyeen..

04/03/2026

Mareykanka iyo Israa’iil ayaa caawa duqeymo culus oo wadajir ah ku garaacaya bartilmaameedyo ku yaalla caasimadda Iiraan ee Tehran, iyadoo u muuqda inay burburinayaan kaabayaasha dhaqaale iyo bulsho ee Tehran.

04/03/2026

Iran 🇮🇷 oo hub halis ah lasoo baxday Israa’iil ayaa ka qoomamaynaysa waxa kudhacay oo xaaladu ku xumatay Israa’iil oo islahayd dagaalku wuu dhaman oo wuu isbadali ayaa waji kale yeeshay ilaaa bariga dhexe gubto.

🚨 WAR DEGDEG AHXisbullah ayaa ku garaacaya Israa’iil mowjado gantaallo ah, iyadoo dhanka kale ay weerarro culusna ka soc...
04/03/2026

🚨 WAR DEGDEG AH

Xisbullah ayaa ku garaacaya Israa’iil mowjado gantaallo ah, iyadoo dhanka kale ay weerarro culusna ka socdaan xadka Lubnaan iyo Israa’iil.

03/03/2026

Israel 🇮🇱 ayaa layaabtay gantaalaha Iran isticmalayso maahin mid caadiyaa welina h**e loma maqlin..

03/03/2026

Israa’iil ayaa weerar ka fulisay xarunta golaha khubrada Iiraan, halkaa oo la sheegay inay ku sugnaayeen 88 xubnood oo ku guda jiray doorashada hoggaamiyaha sare ee Iiraan, sida ay werisey Fox News.

Warbaahinta Iiraan, dhankeeda muuqaallo ay baahiyeen ayaa laga arkay inuu burbur weyn gaaray dhismaha golaha, iyadoo werinaya inaysan dhammaan xubnaha goobta ku wada sugnaayeen, balse ma jirto faafaahin laga helay khasaaraha ka dhashay weerarkan.

03/03/2026

Imaaratka Carabta oo wajahaya duqeymo uga imaanaya dhanka Iiraan
Weli waxaa sii socdaduqeynta lagu hayo

media kuxidhnow.

Mareykanka iyo Israa’iil ayaa weli duqaymo kawada Iran..
03/03/2026

Mareykanka iyo Israa’iil ayaa weli duqaymo kawada Iran..

Address

Borama
SISIBTA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RUQI MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share