ISHA GOBLE

ISHA GOBLE Warbaahinta Isha Goble waa madal aad ka heli karto xogihii u danbeeyay Follow taabta

24/04/2026

: Xog Sirdoon Gadabuursiyoow ilaasho dhulkaaga Danbal Araabi waa meelaha halistu ka jirto.
Danbal Cerlka Galoolay Magaalada Araabi hala iska jiro.

  Beesha Ciise ayaa Ciidan Jabhado ah oo ay 7aadkii la soo dhaafay lagu ururinayay Ayahaca Qaybo ka mid ah u qaaday Tuul...
19/04/2026

Beesha Ciise ayaa Ciidan Jabhado ah oo ay 7aadkii la soo dhaafay lagu ururinayay Ayahaca Qaybo ka mid ah u qaaday Tuulooyinka Raamalay iyo Dhadiinwaabe,Diyaar Galow ayay ku jireen 10kii maal mood ee la soo dhaafay. Jabuuti ayaa laga keenay 300oo Qori 20gaadhi oo kuwa Qoryaha la saaro ah ayaa la siiyay ugaaska Ciise si uu ugu duulo Gadabuursi,Dhamaan Ciidankii Maleeshiyada Degmooyinka Ciise ayaa loo fasaxay Ciise waxii hub qaadikarayay ee miyiga joogay ayaa Tabobar loogu qabtay Duleedka Ayshaca. Duulaankii ugu waynaa oo ay Ciise iyo Dawladaha taageeraya isku soo baahaysteen ayay ku qaadayaan Gadabuursi.

Ciidanka waxaa la rabaa in lagu weeraro magaalada Saylac halka marin habaabin Xabado looga ridi doono deegaanada Dusha ee dhanka Xariirad Bolol iyo dhulka la mid ka ah.

Hadaba ma ka war hayaaan Beelaha Gadabuursi.
Tani waa Xog Sirdoon

17/04/2026

Degdeg Beesha Ciise oo ka soo hor jeestay Nabadii

16/04/2026

Colaada iyo Dagaalka Daaci Aamiin Jabuutaawi

  Beesha Ciise oo ku hawlan Dagaal Cusub iyo Ciidamo Hub urursi si ay u weeraraan Gadabuursi Gudaha dalka Itoobiya iyo J...
12/04/2026

Beesha Ciise oo ku hawlan Dagaal Cusub iyo Ciidamo Hub urursi si ay u weeraraan Gadabuursi Gudaha dalka Itoobiya iyo Jabuuti

12/04/2026

Nabada la sheegayo waxba k**a jiraan

04/04/2026

Ciidanka Somaliland oo Xuduudii soo xidhay Sharegareeya🎤🫵🏼

30/03/2026

Degdeg Ismaaciil Cumar Geele Itoobiya oo ku duulay deegaanada Gadabuursi Gobalka Awdal. Sii Gudbiya Sii Sharegareeya.

29/03/2026

“Ciidamada maleeshiyaadka Beesha Ciise oo uu hubaynayo Ismaaciil Cumar Geele ayaa ku soo Qulqulaya deegaanada Xeebaha Awdal.
Qorahaha Geele ayaa ah in uu horta isagu ku badbaadsado xukunkiisa kali taliska ah ee Jabuuti.
Midakale ayaa ah in Gadabuursi uu dhul uga qaado Ciise,arintaasi oo hada Toos u socota,Dagaalka maanta dhacay waa lagu halaagmay Bari iyo Bari danbe ayay duulaankii ugu waynaa qaadi doonaan dhinacyada dagaalamaya,Xogta ayaa sheegaysa in Dire dhaba laga soo baxay oo gurmad Xoogan ka baxayo galbeedka si ay Dagaalka u galaan”.

29/03/2026

Halaaggii dhacay looma kala hadhin; maanta jab foolxun baa soo gaadhay jabhaddii beesha Ciise ee Siti kasoo duushay gobolka Siti & Jabuuti

Address

01
Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ISHA GOBLE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share