BOON CABLE TV

BOON CABLE TV social media agency

24 October 2021: Manchester United 0-5 Liverpool 🤯5 March 2023: Liverpool 7-0 Manchester United 🤯
05/03/2023

24 October 2021: Manchester United 0-5 Liverpool 🤯

5 March 2023: Liverpool 7-0 Manchester United 🤯

Martinez miyaa ruuxaas dhulka taabanaya 😀
05/03/2023

Martinez miyaa ruuxaas dhulka taabanaya 😀

Haddii aad rabto in aad dareen ka samayso kubbadda cagta, ciyaarahani adiga maaha. Waali saafi ah.
05/03/2023

Haddii aad rabto in aad dareen ka samayso kubbadda cagta, ciyaarahani adiga maaha. Waali saafi ah.

DEG DEG Fariiintii ay FIFA u dirtay isaaq Xasan ee aheyd in FIFA aqoonsaneyn islamarkana aysan ogoleyn in logo-dooda loo...
22/02/2023

DEG DEG

Fariiintii ay FIFA u dirtay isaaq Xasan ee aheyd in FIFA aqoonsaneyn islamarkana aysan ogoleyn in logo-dooda loo isticmaalo kulanki dooraaho isku sheega aha ee Elite ka dhacay ayu Cali shiine ka qariyay.

Isaaq si shaqsi ah uguma sheegin Cali shiine, balse xuseen abkoow aya si hoose u soo maqlay kadibna cali shiine u sheegay.
Cali shiine waxu yiri waxaas waxba k**a jiraan ee aan dabaal dagno.😂😂😂

Ujeeda uu Isaaq uga qariyay fariinta Cali Shiine aya ah in uu ka helo deeqdi balanta aheyd ee horay loogu balan qaaday.

Waxa la sugaaba waa warqada rasmiga ah ee FIFA ka imaan doonta maalmaha nagu soo aadan, balse waxaan halkaaan idin kugu xaqijineyna in marnaba FIFA aysan aqoon san doonin doorasho isku sheegi Elite ka dhacday.

Cisbitaalkan oo ku yaal dalka Burma (Myanmar) wuxuu si lacag-la’aan u daweeyaa dadka saboolka ah oo dhan. Waxaa aasaasay...
22/02/2023

Cisbitaalkan oo ku yaal dalka Burma (Myanmar) wuxuu si lacag-la’aan u daweeyaa dadka saboolka ah oo dhan. Waxaa aasaasay dhaqaatiir & wadaaddo Muslimiin ah 1937.

Shardiga kaliya oo lagu xiro dadka la daaweeyo waa in aad qof sabool ah oon wax haysan tahay. Qofkii wax khiyaana, isaga iyo Illaahiis ayaa loo daayaa.

Waxaa cajiib ah Muslimiintu waxay dalkan ka yihiin oo kaliya 4%.

Saadali Ciyaarta Leipzig VS Man City. oo Ku Guulayso 100$ oo Lacag Saadasha Ciyaartuna Waxay Ku eegtahay Markay Ciyaartu...
22/02/2023

Saadali Ciyaarta Leipzig VS Man City. oo Ku Guulayso 100$ oo Lacag Saadasha Ciyaartuna Waxay Ku eegtahay Markay Ciyaartu Bilaabato

Shuruudahan Buuxi hadii aad rabto inad guulesato
1: Hal Mar Sadaali Ciyaarta
2: Poga .Follow Soo Dheh Hadanad H**e u Dhihin
3: Like Saar Postiga Sadasha
4: Ku Shere Garee 7 Group Postiga

Hadii Aad Ka Tagto Mid Kamid Ah Sharuudaha Kuma Guuleysan Dontid Abaal Marinta insha allah

Guul baan kuu rajeenena insha allah

TV.

Caawa walwal badan ayaa soo wajahay Cali shiine iyo team kiisa kadib marki xubnihi ugu badnaa congress Ka xariirka ay si...
22/02/2023

Caawa walwal badan ayaa soo wajahay Cali shiine iyo team kiisa kadib marki xubnihi ugu badnaa congress Ka xariirka ay si cad u sheegeen in Doorashada Hotel Jazeera aay ka qeeyb galayaan ayna tahay midda saxda ah.

Cali shiine iyo 4 Kooxood ayaa bari doorasho fowdo ah ku qabsan doona Elite Hotel.

Hambalyo Bahda isbadalka iyo dhalinyarada u istaagtay samatabixinta kubadda cagta soomaaliya

Waa kuwan natiijooyinka waqtiga buuxa, fadlan like saar page-ka oo nala soco✅Liverpool 2-5 R. MadridFrankfurt 0-2 Napoli...
22/02/2023

Waa kuwan natiijooyinka waqtiga buuxa, fadlan like saar page-ka oo nala soco✅

Liverpool 2-5 R. Madrid
Frankfurt 0-2 Napoli
Blackburn 1-0 Blackpool
Swansea 1-3 Stoke City
Millwall 1-1 Burnley
Norwich 3-1 Birmingham
Rotherham 2-1 Sunderland

Liverpool runtii waxay haysataa dhibco ay ku degto 😳❌
21/02/2023

Liverpool runtii waxay haysataa dhibco ay ku degto 😳❌

Saadali ciyaarta Real Madrid vs Liverpool  ee champions league oo ku guulayso lacag dhan 80$ oo ay bixinayso tayo Somali...
21/02/2023

Saadali ciyaarta Real Madrid vs Liverpool ee champions league oo ku guulayso lacag dhan 80$ oo ay bixinayso tayo Somali online market saadasha ciyaartuna waxay ku eegtahay markay ciyaartu bilaamato shuruudahana buuxi
1 hal mar saadali kulanka
2 pogan BOON CABLE TV follow soo dheh hadanad h**e u odhan waa maal galiyaha barnaamijka ciyaraha
3 u shere garee 5 group
CABLE TV.

Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliyeed waxey iclaaminayaan in ay doorashadda Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ay dhici doo...
18/02/2023

Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliyeed waxey iclaaminayaan in ay doorashadda Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ay dhici doonta Taariiqda marka ay tahey 22/2/2023 waxey ka dhaci doontaa Hotel Jazeera.

Somali Football Federation

Liverpool see waayo xaalka.🤪🤙
18/02/2023

Liverpool see waayo xaalka.🤪🤙

Address

Borama
00000

Telephone

+252634573320

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BOON CABLE TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to BOON CABLE TV:

Share