01/02/2026
micheal Carrick ayaa barbareeyay Rikoodhkii Ruben Amorim ee guulaha ugu badan ee xidhiidhka ah ee uu gaadhay (3 Guulood) Taas oo ku qaadatay 49 Kulan Halka Carrick Uu hogaaminayo United kulankiisi 3aad inuu barbareeyana waxay ku qaadatay Carrick 3 Games.