Mohamed O. Habaneh

Mohamed O. Habaneh mohamet omer

"Dhacadiid iska ogowDhagartana is weheshada,Hayska dhiman sidii neefHorta dhiig ku faraxalo."- Hadraawi.
09/12/2024

"Dhacadiid iska ogow
Dhagartana is weheshada,
Hayska dhiman sidii neef
Horta dhiig ku faraxalo."

- Hadraawi.

Hogaamiye muslim ah ayaa la khaarijiyay oo falastiini ahDalkii ugu dhawaa oo masar ah waliba cudud ciidan lagu tuhmayo a...
31/07/2024

Hogaamiye muslim ah ayaa la khaarijiyay oo falastiini ah
Dalkii ugu dhawaa oo masar ah waliba cudud ciidan lagu tuhmayo ayaa waxa lagu qabanaya tartanka geela.
Taasi waxay cadaynaysaa liidashada iyo halka maanta islaamku taaganyahay alle ha ino sahlo.
Naxariistii jano EEBE ha siiyo ismaaciil haniya

𝐌𝐚𝐱𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐘𝐮𝐫𝐮𝐛 𝐥𝐞𝐲𝐬 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢 𝐰𝐚𝐚𝐲𝐚𝐲 🤔Ma ogtahay in Masaafadda u dhaxaysa Yurub iyo Afrika kaliya ay tahay 14 km...
24/07/2024

𝐌𝐚𝐱𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐘𝐮𝐫𝐮𝐛 𝐥𝐞𝐲𝐬 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢 𝐰𝐚𝐚𝐲𝐚𝐲 🤔

Ma ogtahay in Masaafadda u dhaxaysa Yurub iyo Afrika kaliya ay tahay 14 km,balse aysan jirin buundo isku xidha labadda qaaradood.Haddaba maxay tahay sababtu ?

Cirifka koonfureed ee Yurub waxa ku yaala Spain, Morocco oo afrika ah ayaa daris la'ah.waxa kala qeybiya marin-biyoodka Gibraltar,kaas oo isku xidha Badweynta Atlaantigga iyo badda Meditareeniyaam-ka.Sidaa darteed,haddii halkaas laga dhiso buundo,waxay si weyn kor ugu qaadi kartaa ganacsiga u dhexeeya labada qaaradood.

Laakiin su'asha isweydiinta mudan ayaa ah, maxa baxadda biyood ee adka u yar buundo loogu sameyn waayay oo labadda qaarad leyskugu xiri waayay?

Saddex arrimood dartood ayay noqoneysaa jawaabtu.

Waa midda koobaad eh, Marin-biyoodka Gibraltar aad buu guntiisu u dheer tahay,taas oo ka dhigan dhismaha buundo dul marta marinkan in ay tahay farsamo injineernimo oo aan macquul ahayn.

Midda labaad,aaggan wuxuu ku yaalaa khadka taban ee u dhexeeya Azores iyo Gibraltar, taasoo ah meel aad ugu nugul dhul-gariirrada iyo sunaamiga.

Arinta saddexaad ayaa ah in Yurub ay ka cabsi qabto qulqulka muhaajiriinta afrika ka imaanaya, taasoo keentay in ay reer yurub ku dhiiran dhisadda buundadan.

Isha Xogtan: Geographie & Histoire

Dabinkaan u dhigay maalinkuu dagalka soo saaroIsagoon digniin qabin maxaan kaga dayaan siiyay
20/07/2024

Dabinkaan u dhigay maalinkuu dagalka soo saaro
Isagoon digniin qabin maxaan kaga dayaan siiyay

22/02/2024

Cabdilaahi suldaan timacade

• Today's the best Photo 🌿🥰•🔴 Beautiful                                                                                 ...
20/02/2024

• Today's the best Photo 🌿🥰

•🔴 Beautiful














































Shir-madaxeedka Midowga Afrika oo socda, iyada oo Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Raysal wasaaraha Itoobiya lagu wado in ay ...
17/02/2024

Shir-madaxeedka Midowga Afrika oo socda, iyada oo Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Raysal wasaaraha Itoobiya lagu wado in ay is arkaan.

Dowladda Soomaaliya ayaa dooneysa in Itoobiya ka laabato is-afgaradkii Badda ee ay la gashay Somaliland, balse Addis Ababa ayaa taasi ka goys-adaygaysa - Ilowareedyo.

15/02/2024

Dhibaatada laga dhaxlo markaad xaaskaga meel walba u kaxaysato

Dalku ku burburi maayo, farsamo xumo xaggayga Ka timaada" Daahir Rayaale (June, 2010).
15/02/2024

Dalku ku burburi maayo, farsamo xumo xaggayga Ka timaada" Daahir Rayaale (June, 2010).

Xaruntani garsoorkiyoXeer-ilaalinteediiXamarruhu ku soo hadhay,Sawtani xasiiddii Sida xuushadii ku lehXukun loo sinnaadi...
14/02/2024

Xaruntani garsoorkiyo
Xeer-ilaalinteedii
Xamarruhu ku soo hadhay,
Sawtani xasiiddii
Sida xuushadii ku leh
Xukun loo sinnaadiyo
Xuquuq baan ka sugayaa!!!

Weedhsame

14/02/2024

Hadii anad dagaalami karayn, ama se duulaynin.
Fulaynimadu diin maaha, iyo shay daliil gala e.
Adoo kaalintaadi dayacay, ha u kitaab dayin.

Abwaan cabdulwaaxid cali

Hadal yar iyo hawl badan well done 🤛👊👊👊
12/02/2024

Hadal yar iyo hawl badan well done 🤛👊👊👊

Address

Borama

Telephone

+252634564389

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed O. Habaneh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed O. Habaneh:

Share