Hoori Media

Hoori Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hoori Media, Media/News Company, Borama.

BANKII DHEXE EE DALKA OO TUKAAN ISKU,BADALAY.Baanka dhexe ee Jsl..56 qof oo shaqaale ah oo baanka dhexe ee somaliland to...
15/02/2026

BANKII DHEXE EE DALKA OO TUKAAN ISKU,BADALAY.

Baanka dhexe ee Jsl..56 qof oo shaqaale ah oo baanka dhexe ee somaliland todobaadkii h**e laga shaqaalaysiiyay hal qof oo reer awdal ah laguma darin, dhamantood waa isku reer marka laga tago afar qof oo harti ah oo ku jiray liiskaa cusub sidoo kale 20 labatanka waaxood ee baanka dhexe ka koobanyahay dhamaantood waa isaaq waana sidan

*Baanka Dhexe Sida Xilalka loo kala heysto*

*Habar Awal*

1. Agaasimaha Qeybta *HR* *Sacad muuse* Jibril Abokor

2. Agaasima Qeybta *IT* Sacad Muuse Cabadale sacad

3. Agaasimaha Qeybta Deymaha Sacad Muuse Nuux ismaciil

4. Agaasimaha Qeybta *Xidhiidhka Dadweynaha* Sacad muuse Nux ismacil

5. Agaasimaha qeybta *Dhismaha iyo Dhulka* Nuux ismacil

6. Agaasimaha qeybta Baadhista *Audit* Sacad muse jibril Abokor

7. Agaasimaha xafiiska mideynta khasnada *trezory*

8. Agaasimaha qeybta Qorsheynta iyo tirakoobka *Ciise muuse*

9. Agaasimaha qeybta ka hortaga masiimoyinka *cise muse*

10. Agaasimaha qeybta
*Farsamada iyo gadiidka*
*Cise muse*

*Garxajis*

1. Agaasimaha qeybta meydhaanka lacagta *H. Yonis*

2. Agaasimaha qeybta *khasnada Dhexe* *H.Yonis*

3. Agaasimaha qeybta *Xogheynta guud* *H.yonis*

4. Agaasimaha qeybta *Sharciga*Ciidagale*

5. Agaasimaha qeybta *Tobobarada* Cidagale

6. Agasimaha qeybt *Shareecada* Cidagale

7. Agaasimaha qeybta *Siyaada lacagta* cidagale

*Arab*

1.Agaasimaha qeybta
*Maamulka iyo lacagta

2. Agaasimaha qeybta *kormeerka haayada maaliyadeed*

*Dhulbante*

Agaasimaha Xafiiska *Clearing House* ama
Xafiiska *isweydarsiga agabka maliyaded*

Qore .........Farxaan Xaaji

03/02/2026
02/02/2026

Madaxweynaha JSL oo ka qayb-galay Xuska Sannad-guurada 32-aad ee Aasaaska Ciidanka Qaranka Jsl...........

28/01/2026

Aasaasaha iyo Mulkiilaha *MSG Group of Companies* , *Mudane Maxamed Aw Siciid Geedi* , Ayaa gabi ahaanba Beeniyey in,aanu isticmaalin wax baro-bulsho (Social Media) ah nooc kasta oo ay yihiin.……

Wasarada maaliyada  hayadaha dhaqaalaha iyo deqliga oo ka kooban sagaal qaybood  dhamaantoodada waa isku halbeelHadii ha...
23/01/2026

Wasarada maaliyada hayadaha dhaqaalaha iyo deqliga oo ka kooban sagaal qaybood dhamaantoodada waa isku halbeel

Hadii hayadaha aminiga iyo hayadihii dhaqaalaha aan Hal xubin looga ogolahyn beelaha soomaliland gaar ahaan gadabuursi hadaba sidee lagu wada yeelaneyaa ama lagu dareemayaa lahaansho JSL?
....Wasarada Maaliyada .....
1. Cabdilaahi xasan Aadan =wasiirka maaliyada (Sacad muuse)
2. Ismacil.mawlid Cabdilaahi =Wasiir ku xigeen Maaliyada ( (Akhiso)
3. maxamed xasan Salebaan = Agaasimaha Guud w.Maaliyad (Habaryoonis isaq)
....Hantidhawraha Guud....

1. Muuse yuusuf Idigaa =Hantidhawraha guud Dawlada (Habarjeclo,Isaaq)
2. Bashir maxamed cumar= kuxigenka Hantidhawraha guud ee dawlada (Habaryoonis,Isaaq)
.........Baanka Dhexe ...........

1. Abdinasir osman Ahmed=Gudoomiyaha Baanka dhexe(Habar jeclo, isaq)
2. Hamse khayre = ku xigenka baanka dhexe(Sacad muse, Isaaq)
3. Yaasin jama ahmed (Calase) Agaasimaha guud ee Baanka dhexe (Ciidagale, isaaq)
..... Hay,adda Caymiska......

1. Ahmed xirsi Ducaale= Gudoomiyaha Hay,adda Caymiska Qaranka(Habar jeclo, Isaaq)
2. Abdirashid Saleeban maxamed =Kuxigenka Hay,adda Caymiska Qaranka (Sacad muse,Isaaq)
3. Abdisalam maxamed maxamuud(Busi)= Agaasimaha guud ee Hay,adda Caymiska qaranka (Sacad muuse, isaaq)
Qanadaraasyada Qaranka.

1. Abdo Ahmed Aayar= Gudoomiyaha Komishanka Qansaraasyada Qaranka (Habar jeclo, Isaaq)
2. Ibrahim ducaale khayre =Kuxigenka Qansaraasyada qaranka (Ciidagale,Isaq)
3. Abdirahman adan cilmi (boodhle)= Agaasimaha Guud ee Qansaraasyada qaranka (Habaryoonis, Isaaq)

Gudida Dekedaha iyo freezone .

1. Siciid shugri=Gudoomiyaha board dekeda iyo freezone (Makahil, Sacadmuuse, iaaq)
2. Hassan HAjji Faarah = Mareyaha Freezone(Habar jeclo, Isaq)
3. Abdikarem ibrahim Saleban,=mareeye Kuxigenka Freezone (Sacad muse, Isaq)
.Dekeda Berbera iyo Haamaha.

1.Cali Ahmed diiriye = Mareeaha dekada berbera (Ciise muuse, Isaaq)
2 Abobokor cawil cumar=kuxigeenk dekeda(Habar jeclo, isaq)
1. Maxamed sadiiq dhame(Ciise muuse, isaaq)
2. Mustafe siciid suuri =Ku xigeenkisa (Carabti berbera)

La soco Bari Aroorta 9:15AmMaayirka Boorama  Oo Baal Media TV Waraysi  Mugleh uu Kaqaaday Ayaa Waxaa Uu Udhacay Oo Baal ...
27/11/2025

La soco Bari Aroorta 9:15Am
Maayirka Boorama Oo Baal Media TV Waraysi Mugleh uu Kaqaaday Ayaa Waxaa Uu Udhacay Oo Baal Media TV Weydiisay Sidan Hoose.

1:Boorama kawaran Xaaladededa Guud iyo Nabada Iyo horumarka iyo Hawlaha Shaqo Ee Socoda

2:Hawlaha Aad Wado ee horumarka Ilaa intee ileeg ayaad Siiwadii kartaa kolka lagu daro qaabaynta Arimaha Shaqaalaha ee Dawlada Hoose Boorama?

3:Ilaa imika Maxaad Qabatay Ee Aad Leeyahay Baahiyaha kajirra Boorama Wax ayaad Kajawabtay ?

4: Wadooyinka Boorama Hortaa waa Ladhisi Jiray Hadana Raasamaalku kuma Waarayaan Adigu Maxaad Kagaga Duweysaa inay Kuwii H**e Noqdaan Wadooyinka Aad dhisayso imika?

5:Goobaha Wadooyinka ee aad Samaysay Siddee ayaad Ku kula Dooratay Ama Aad Mudnaanta Usiisa 4 Degmo Ee Borama Tahay Iyo 25Xaafada Magaalo Ee Ka Kooban Tahay Boorama Maanta ?

6: Boorama Xashiishka Iyo Biyaha Bulaacadaha Meelkaste Qulqulaya , Qorshe ma uhaysaa ?
7: Wadooyinka Aad Dhistay Maleeyihiin Biyo Mareeno Iyo Meelo Dadku Maraan Xiliga Gaadiidka Magaaladu Badanyahay?

8:Boorama Dalka Oo Dhan waa Magaalada Habeenkii Dusha markaad Ka istaagto Madow Inaad Ifiso oo Magaalada Maxaad Qorshe kaleeddahay ?

9:Dhawaan Waxaad Bur,burisay Meelaha Barandaha Meheradaha Horteedaa Iyo Daaqadaha Yar yare Ee Meelkaste Tukaanka Ahaa Ma Ka ilaalinaysaa inay Dib Ugu soo Noqdaan Dadka aad Karartay Meelaha Badhtankaa Suuqa ahaa ?

10: Boorama Waxkaste Oo Shaqo Iyo Qurux Laqabto Waxaa Luminayaa Xadhka Laydhka Oo Ilaa Shirkadihii Kacay ayaan Ilaa Imika Xadhko Utaagan Yihiin
Xalku waa Maxay?

11:Waxaad Badashay 2Maayir Oo aad Isku Deeganka Tihiin Maxaad Kaga Duwaan Tahay Oo Dadka Boorama kunool Usheegaysaa ?

12:Fule Xatii Ma mooggaa Dawlada Hoose Ee Boorama waxaa la sheegayaaa Xaafadii Aad kusoo Kortay Dhalinyaradii Sxbada aad Inaad Kuwadaa Qortay xafiisyadii muhiimkii ?

13: Dawlada Hoose Ee Boorama Waxaa ay Mudo Kujirtay Nidaamka Cashuur Qabadka Oo ah Lacagtii Gacanta Qof Looga Dhiibo
ICT Data Services ma kadhigaysaan ?

14: Doorashada soo socota Murashax miyaad Tahay Hadii Caawa Doorashada Lagu Dhawaaqo in Laqabanayo?

15:Ugu Danbeyn Dadka Boorama Maxaad Usheegi Lahayd Ama Wax ay kuxunyihiin Iyo Waxaad Ku Amaani Layd?

31/07/2025

Wajiga Labaad ee Gurmadka Abaaraha oo hadda ka baxay Magaaladda Boorama

31/07/2025

"Dabaal-daga maamul goboleedlka woqooyi bari"

30/07/2025

"Dabaal daga dawlada woqooyi bari somalia"

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hoori Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share