Kaabul

Kaabul فَاقْصُصِ الْقَصَصَ لَعَلَّهُمْ يَتَفَكَّرُونَ

18/04/2026

GenZ doesn't use smartphones, but smartphones do ! !

18/04/2026

Maxaa la kulantaa caqabad markaad muuqaal duubaysid ?

15/02/2026
15/02/2026

゚viralシfypシ゚viralシalシ

12/11/2025

DHALINYARNIMADAADA HAKU CAYAARIN !!

Hadii aad ku jirta da,da 20 ilaa 30ka u dhaxaysa , waxaad haysataa fursadii ugu muhiimsanayd noloshaada. Dad badan way luminayaan xata ma oga inay luminayaan ,waxay leeyihiin wakhti ayaan haysanaa wali , waxay u malaynayaan in guusha iyo horumarku ay si sixir dhabtooda ugu soo dhacayso oo ay soo toosayaan iyagoo ay u kala kacsan tahay .

Laakiin sidaad moodeen dhalinyarow maahan, caadooyinkaaga iyo dhaqamada aad maanta dhisto ayaa mustaqbalkaaga go,aaminaya . Ama way dhisi doonaan oo horumar ayay kuu horseedi doonaan ama way burburin doonaan oo daal iyo rafaad ayay lixdan jirkaaga kugu qasbi doonaan.

Da,dani waa :-
Wakhti aad shaqsiyad cusub aad horumarin lahayd
Qiimo isku yeeli lahayd
Xirfad cusub dhisan lahayd
Qaab fakarkaaga aad qaaban lahayd .

Waa xiliga aas -aaska noloshaada , waa xiliya aad xidhiidh maskaxdaada la yeelan lahayd. Hadii aad si caqliyaysan uga faaidaysato da,dan 50 -60jirkaaga wakhtiga ayaa ku abaal marin doona , hadaad ku cayaartana mustaqbalkaagu waa daal iyo qoomamo.

wakhtigiina ka faaidaysta

03/11/2025

20-jir rajo LaNool

30/10/2025

| ujeeedkaagu bilowga mise dhamaadka?

28/10/2025

waxa aad maanta doorato ayaa mustaqbalkaaga ah

27/10/2025

Da,da kala guurka

24/10/2025

Address

Borama

Telephone

+252672059310

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaabul posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share