Bahar pages

Bahar pages Follow me

21/05/2025

Kolanyada Madaxweyne CIRRO oo u safray dalka Jabuuti.

War Degdeg ah: Xoghayihii Dowladda Hoose ee Boorama oo IscasilayWarar lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in Xoghayihii ...
18/05/2025

War Degdeg ah: Xoghayihii Dowladda Hoose ee Boorama oo Iscasilay

Warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in Xoghayihii Dowladda Hoose ee magaalada Boorama uu si hoos ah ugu dhawaaqay iscasilaaddiisa, isaga oo gudbiyay warqadda istiqaalada.

Sababaha iscasilaadda lama shaacin, balse arrintani waxay dhalisay hadal hayn badan oo ku saabsan xaaladda maamulka degmada. Wixii faahfaahin ah ee ku saabsan arrintan, kala soco boggan.

Xigasho Saw Tv

18/05/2025

Boorama iyo xuska 18 may

16/05/2025

DEG DAG Garoonka Hargysa studimo oo hal mar tagerayaashe ku dhawaaqeen Abo muuse" iyado ku sugan yihiin xubno wasiiro ah

16/05/2025

Wasiiro badan ayaa ayaa ku qul qulaaya magalda burco

Deg-deg: Mudaharaad looga soo horjeedo xadhiga taliye Faysal Cabdi Bootaan ayaa maanta ka dhacay magaalada burco iyadoo ...
15/05/2025

Deg-deg: Mudaharaad looga soo horjeedo xadhiga taliye Faysal Cabdi Bootaan ayaa maanta ka dhacay magaalada burco iyadoo la burburiyay baabuur Dawladeed.

Maxamed Mataan Gabalaax

12/05/2025

Munaasibada Xilwareejinta Maayiirka Borama

10/05/2025

Boorama Nuurtay

08/05/2025

DEGDAG Xoghayhayha dowlada hoose ayaa misharkaygii ku dhagan

08/05/2025

DEG DAG Boorama oo maayir cusup yeelatay

07/05/2025

Soodhawayntii madax wayne ku xigeenka somaliland

04/05/2025

Waftigii madax wayne ku xigeenka oo hada soo gadhay Burco

Address


Website

https://www.tiktok.com/@apdiwahabcreatives?_t=ZM-8tmV

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bahar pages posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share