Suxufi Omar Hayne

Suxufi Omar Hayne Kala soco Page-kan Warar,Warbixino,Barnaamijyo iyo waxyaabo ku xiiso galiya

25/09/2025

DEGDEG : "Cid kasta oo Godob Naga Gashay way noo Qoran tahay Raggii aan is haynay..." Suldaan Sabeyste

24/09/2025

"Shirkaas berri waa Cumradii Subeer Awal ama Lix Milyan oo Ciidan ah Keen diyaar Baanu Nahay"

24/09/2025

"Suldaan Sabeyste : Berri Khamiista 7:00 Goobta Xawaadle"

24/09/2025

DEGDEG : Waxa hadda Xabsiga loo Taxaabay Siyaasiga Maxamed Faarax

24/09/2025

Xildhibaan Jamaal Cismaan oo Lagu Xidhay Hargeysa iyo Xildhibaan Siikaawi oo sheegay in lagu daba-jiro

Inaalillaah wa innaa ilayhi raajicuun, waxaan halkan dhambaal tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Qoyska ilma Uurdoox oo ay...
24/09/2025

Inaalillaah wa innaa ilayhi raajicuun, waxaan halkan dhambaal tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Qoyska ilma Uurdoox oo ay ka baxday Hooyadood Sahra Xuseen oo gallinkii dambe ee maanta ku geeriyootay Magaaladda Boorama.

24/09/2025

DEGDEG : Baabuur Dhaawac soo gaadhay iyo Qaar Gubtay iyo Mucaaradka oo hadlaya mardhow

24/09/2025

Soomaaliya Mucaaridka iyo Xukuumadda oo Foodda is-daray

24/09/2025

Garabka kasoo horjeedda Shirka Xawaadle oo xaruntii Kulmiye ka dhigay mid lagu dhageysto Heesihii Bella ee tiktok-ta sida muuqaalkan kadhex muuqata

24/09/2025

"Saylac Qiime weyn ayay u Leedahay Beesha Ciise Waa Hoy ay Leedahay" Oday kamida dhaqanka Beesha Ciise

24/09/2025

Kulmiyihii xukunka seejiyay Kulmiyihii Caadiga ahaa oo la arkay maanta

23/09/2025

Macaamiisha sharafta leh oo laga sii Nadiifinayo xarunta

Address

Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suxufi Omar Hayne posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share