GamosinTv

GamosinTv GamosinTv

‎‎‎""______Shirkada Prime Jet ayaa wada dib-u-habayn iyo ballaadhin ballaaran, iyadoo la filayo in dhawaan dib loo furo ...
26/08/2026



‎""______Shirkada Prime Jet ayaa wada dib-u-habayn iyo ballaadhin ballaaran, iyadoo la filayo in dhawaan dib loo furo adeegyada shirkadu bixiso.

‎✈️ Prime Jet — Dib-u-habayn iyo Horumarin Cusub

‎📰 Gamosin TV — Warbaahinta Madax-banaan
‎La soco Gamosin TV ________
‎_______si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay iyo xogta ku saabsan dib-u-furitaanka Prime Jet.

24/08/2026
Tv Gaasi Waa sharwade________________ Dhaliil Ku Socota --GARBA DADAR TV_“Waxaan dhaliilayaa GARBA DADAR TV Qaabka uu wa...
22/08/2026

Tv Gaasi Waa sharwade______________
__ Dhaliil Ku Socota --
GARBA DADAR TV

_“Waxaan dhaliilayaa GARBA DADAR TV Qaabka uu wararkiisa iyo hadalladiisa ugu gudbinayo bulshada, taas oo aan u arko inay sii hurin karto xiisadaha ka jira gobollada Galbeed.

__ Warbaahintu waa inay door ka qaadato nabada, isu-soo-dhawaanshaha bulshada iyo xog-wadaaga masuuliyada leh, halkii ay sii xoojin lahayd kala-qaybsanaanta.”

Kana Been Sheegi Laheyd Ciidanka Qaranka Somaliland
Baaqii____
Gudoomiye Muxyadin Mideye

_⚖️⚖️‎CADAALADU WAA MUHIIM__ ⚖️⚖️⚖️"*"""__Gobolada Galbeedka SLN:_________‎__ Waxey dadaal iyo tacab badan gashadeen dad...
12/08/2026

_⚖️⚖️‎CADAALADU WAA MUHIIM__ ⚖️⚖️

⚖️"*"""__Gobolada Galbeedka SLN:_________
‎__ Waxey dadaal iyo tacab badan gashadeen dadkiisu. Xisbiga Wadani......
‎_____Sidaas darteed, dadka laga tirada badan yahay waa in aan codkooda iyo xaqooda la duudsin.

‎🎤🎤_______M\Kuxigeenka Qarank Amp Maxamed Awcali ____
‎___ Wuxuu Sheegey in Looga Danbeeyo Gobollada Galbeedka Taladiisa iyo go'aankiisa loo daayo.
‎‎Balse talada Looga danbeynayo iyo go'aankaasi waa inay ku dhisnaadaan cadaalad, sinaan iyo metelaad loo dhan yahay."""""""""

🙏_____Yaa Hagradey Beesha Reer Garab Diirshe__________________________!!!!!!!!!!!!??

‎✍️✍️✍️✍️_______Beesha Reer Garab Diirshe ee deegaanka Hayayaabe, iyo masuuliyiinta u halgamay xisbiga Wadani sida Siyaasi """Nuur Aadan Buraale""________
‎🙏🙏___ Waxay mudan yihiin in si cadaalad ah loo tixgeliyo.

🎤🎤__‎Himiladaad Naga Liseen Maxaa heley__!!??__________________________

‎"""___Hadaba, himiladu ma aha in cid gaar ah la xaqiro ama cid kale la Takooro____
Marka waa in la helo nidaam siyaasadeed oo qof walba xaqiisa lagu qiimeeyo, codka dadka laga tirada badanyahayna aan la DUUDSIIN__!!?

_____‎Tabashadu ma aha colaad_________
Waa cod xaq-doon ah. Cadaaladu waa in qof walba xaqiisa la siiyo.

--Baaqii:___Siyaasi Nuur Aadan

‎🦷✨ ILKAAHU WAA QURUXDA QOSOLKAAGA! ✨🦷‎‎🏥 Dr. A/laahi Goodaad Dentist Pharmacy‎‎Takhasuska Cilmiga Ilkaha‎‎Ilkaha ma ku ...
11/08/2026

‎🦷✨ ILKAAHU WAA QURUXDA QOSOLKAAGA! ✨🦷

‎🏥 Dr. A/laahi Goodaad Dentist Pharmacy

‎Takhasuska Cilmiga Ilkaha

‎Ilkaha ma ku dhibayaan?

‎"""___🦷 Ma leedahay xanuun ilko oo joogto ah?
‎"""__🦷 Ma muddo ayaad ku dhibtoonaysay ilkaha madoobaaday?
‎""___🦷 Afka ama ilkaha ma kaa hor istaageen inaad si kalsooni leh u dhoolla-caddayso?

‎Ha sugin inta dhibaatadu sii weynaato!

‎👉 Soo booqo Dr. A/laahi Goodaad Pharmacy oo hel adeeg ilko oo xirfad iyo daryeel ku dhisan.

‎💬 Murti:______
‎«“Qosol qurux badan wuxuu ka bilaabmaa ilko caafimaad qaba.”»

‎🌟 Ha qarin qosolkaaga—daryeel ilkahaaga, muuji kalsoonidaada!

‎📍 Goobta: Wadada Laamida ah ee Sisibta, dhanka Koonfureed Ka soo Jeeda , una dhow Cabdile Stores.

‎📢 Xayeysiiska waxaa idiin soo gudbinaya: GamosinTV

‎GamosinTV — Codka Bulshada, Ku Xayeysiiso Ganacsigaaga.

07/08/2026

""___✍️✍️Noloshu Waxey Qurux Yeelataa Marka Ehelkaa Farax Sanyahey .

Qeybtiina Kaqaata____

""__Madaxweyne Ismaciil Omer Geele
""__Wasiir Maxamed Ahmed Awale {{_Soomaali_}}

🎤🎤___Codka Galbeedku Waa Mid___✍️✍️✍️______Xaqiiqda Qarsoon Ee Uu Iska Dhego Tirayo M\xigeenka Amp Maxamed Awcali SLN.{{...
06/08/2026

🎤🎤___Codka Galbeedku Waa Mid___

✍️✍️✍️______Xaqiiqda Qarsoon Ee Uu Iska Dhego Tirayo M\xigeenka Amp Maxamed Awcali SLN.

{{____Caafimaadku Waa Qali Waana Meelaha Aduunyadu Inaga Qiimeyneyso,
Marna Dadkeena Inta Lagaadhi Karo in Daacad Ugu Adeegno Ee Tamari Ina dhigtey__}}}}

05/08/2026

‎🎤🎤____Ma Taqaan Gobolka Aduunyada Ugu Dib Dhacsan___________!!??

>>

‎✍️✍️_____ Waa deegaan mudo dheer la daalaa-dhacayay Abaaro, Duufaano iyo kuleyl aad u daran.
‎‎Taasoo ka dhigtay mid ka mid ah meelaha ugu nugul uguna horumarka Liita Somaliland.

‎""___Wakhtiyadan Danbana Colaadi Ugu Darsantay______"""""""

‎💕💕____Hadase Dadkiisu Garteen Sexeexeena Inay Nabad Kuwada Noolaadan
‎Garwaaqsadeen Inayna Sinaba Kukala Tageyn ,kala Maarmeyn _____💕💕

‎{{__Waxaa lagama maarmaan ah in la xoojiyo maalgashiga adeegyada aasaasiga ah, kaabeyaasha dhaqaalaha iyo mashaariicda horumarineed__}}}

""__‎Waxaan Go aansaney in bulshadayadu helaan nolol wanaagsan,
Sida Qeyrkoodna Unoolaadaa.

04/08/2026

✍️✍️______Heshiiska Beelaha Badaraxaan Iyo Reer Siciid_.

{{____Waan Dhaaranaynaa Hadaan Nahey
Cida Garoonka Kubada Lagu Ciyaarayo Iska Leh ____}}}}

""___Garoonku Waa Kiro
Dadkayagu Marabno
Inaan Heshiino.
Guryaha In Lagubo Waa sax
Jidgooyaduna Waa Sax_"""

Wager___!!!??
Dawlada Nabada
Waan Kala Shaqeyneynaa

Shaqadu Hasocoto

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GamosinTv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share