caydarus Awmusse

caydarus Awmusse fahanka furaha sirta nolosha

 Allahu akbar jalla-jalaaluhu
05/08/2026

Allahu akbar jalla-jalaaluhu

Ogow qofkasta maalin maalmaha kamid ayuu ka tagi aduunyada waxaanu hortagi Allah jalla-jalaaluhu kadib waa laxisaabin wa...
10/04/2026

Ogow qofkasta maalin maalmaha kamid ayuu ka tagi aduunyada waxaanu hortagi Allah jalla-jalaaluhu kadib waa laxisaabin waana laga abaalmarin wixii uu soo shaqaystay sidaa awgeed hada intaad noshay ka faa"iidaydo fursada aad haysato oo xisaabi naftaada kahor itaan lagu xisaabin Allahayow jidkaaga tosan namari

31/03/2026
Markasta kuxidhow Allah  adigoo ku qanacsan wuxuu kuu qoray kuna dadaalaya inaad wax korodhsato dadkana waxkusoo kordhis...
29/03/2026

Markasta kuxidhow Allah adigoo ku qanacsan wuxuu kuu qoray kuna dadaalaya inaad wax korodhsato dadkana waxkusoo kordhiso si aad uga midnoqoto kuwa guulaystay eegaadhay hadafkooda ducadu waa muhiim waayo waxkasta waxaa bixiya Allah waxkastana waxaa aqoon uleh Allah

29/03/2026

100%barashada Allah

04/01/2026

Masha Allah waa muuqaal ku salaysan xaqiiqada sidaa awgeed muhiimadu waxay tahay dadaal kadbna talo saaro Allah

03/01/2026

Aĺlahu akbar jalla-jalaaluhu

03/01/2026

Masha Allah waxkasta waxaa bixiya Allah

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when caydarus Awmusse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share