Adal Media

Adal Media Adal Media waa warbaahin madax-bannaan oo soo tebisa wararka gudaha, dibadda, siyaasadda, dhaqaalaha iyo dhacdooyinka caalamka. News you trust. ✔️

01/04/2026

Scw

20/03/2026

Xurmadle Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal ayaa shacabka iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidal Fidriga, isagoo Alle uga baryay nabad, barwaaqo iyo in camalka la aqbalo.

— Adal Media

  Bilicsan        Adal Media
20/03/2026

Bilicsan

Adal Media

17/03/2026
17/03/2026

🌙 🚨 Xusuusin Muhiim ah!

🌙 Mar walba saliga Nabiga aynu badino ﷺ

Waa iftiin qalbiga ah 🤍
Waa furaha naxariista Eebbe 🤲

Ha moogaan fursadan qaaliga ah ee Ramadan ✨

  🚨Iiraan ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida Cali Larijani, madaxii golaha amniga qaranka.Wararkan ayaa imanaya kadib...
17/03/2026

🚨

Iiraan ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida Cali Larijani, madaxii golaha amniga qaranka.

Wararkan ayaa imanaya kadib weerar la sheegay in Israa’iil ka fulisay Tehran.

Xiisadda Bariga Dhexe ayaa si degdeg ah u sii kacsanaysa. Maxay kula tahay arintan ???

👉 La soco wixii soo kordha – Adal Media

🔥 WAR DEG-DEG AHDonald Trump ayaa sheegay in Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron laga yaabo inuu xilka ka d**o dhaw...
17/03/2026

🔥 WAR DEG-DEG AH

Donald Trump ayaa sheegay in Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron laga yaabo inuu xilka ka d**o dhawaan, hadal si weyn u hadal hayn abuuray.

Dhanka kale, Macron ayaa si cad u diiday dalab uu Trump u gudbiyay, kaas oo ku saabsanaa in Faransiisku ka qayb qaato hawlgal lagu furayo marin biyoodka muhiimka ah ee Hormuz.

🌍 Arrintan ayaa muujinaysa kala aragti duwanaanshaha sii kordhaya ee u dhexeeya Mareykanka iyo qaar ka mid ah xulafadiisa Yurub.

🟥 Kala soco wararkii ugu dambeeyay: Adal Media

17/03/2026

Waa waqti qalbigu degayo, dambiguna ka daadanayo, naftuna helayso iftiin iyo rajo cusub.
Ilaahay ha inaga yeelo kuwa ka faa’iidaysta raxmaddiisa, hana nagu sugo jidka toosan. 🤲

🌍🚨 Dagaalka Bariga Dhexe: Maxaa laga filan karaa? Saameyn intee leeg ayuu ku yeelan karaa Khaliijka iyo Geeska Afrika?Da...
17/03/2026

🌍🚨 Dagaalka Bariga Dhexe: Maxaa laga filan karaa? Saameyn intee leeg ayuu ku yeelan karaa Khaliijka iyo Geeska Afrika?

Dagaalka Bariga Dhexe haddii uu sii socdo, wuxuu sababi karaa isbeddel weyn oo dhaqaale iyo amni ah oo dunida oo dhan saameeya.

🛢️ Wadamada Khaliijka:
Qiimaha shidaalka oo kordha waxay ka heli karaan faa’iido dhaqaale, balse halis ayaa ka imaan karta haddii dagaalku ku fido dalalkooda, gaar ahaan weeraro lagu qaado saliidda iyo dekedaha.

🌍 Saameynta caalamka:
Ganacsiga iyo maraakiibta ayaa hoos u dhici kara, halka sicir bararku kordhi karo, gaar ahaan Yurub iyo Asia.

Geeska Afrika Somalia Iyo Somaliland ku jiraan

- Qiimaha shidaalka iyo maciishadda oo kacaya
- Ganacsiga dekedaha oo yaraada
- Lacagaha dibadda (remittance) oo hoos u dhici kara

⚠️ Ugu Dambayn ,
Dagaalkan wuxuu keeni karaa cadaadis dhaqaale iyo amni oo gaaraya meelo badan oo dunida ah, gaar ahaan dalalka nugul sida kuwa Geeska Afrika.

👉 Kala soco wararkii ugu dambeeyay: Adal Media

🇺🇸 Trump:Maraykanku wuxuu ciidamo badan ku leeyahay Japan, Korea iyo Germany, balse mararka qaarkood dalalkaas taageero ...
16/03/2026

🇺🇸 Trump:
Maraykanku wuxuu ciidamo badan ku leeyahay Japan, Korea iyo Germany, balse mararka qaarkood dalalkaas taageero k**a helaan marka dagaallo dhacaan.
👉 Kala soco wararkii ugu dambeeyay: Adal Media

   Daaci Bilan oo lagu xidhay HargeysaCiidamada sirdoonka Somaliland ayaa la sheegay inay xabsiga Hargeysa u taxaabeen D...
16/03/2026

Daaci Bilan oo lagu xidhay Hargeysa

Ciidamada sirdoonka Somaliland ayaa la sheegay inay xabsiga Hargeysa u taxaabeen Daaci Bilan, oo ka mid ah dhalinyarada caanka ka ah TikTok. Wararka ayaa sheegaya in laga qabtay Madaarka Hargeysa xilli ay dalka dib ugu soo laabanaysay.

Ilo kala duwan ayaa tilmaamaya in qabashadeeda ay ku timid amar ka soo baxay masuul ka tirsan sirdoonka. Xadhigga Daaci Bilan ayaa durba ka dhaliyay dood iyo falcelin badan baraha bulshada.


  Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ayaa lagu qarxiyay aagga haamaha shidaalka dekedda Fujairah ee dalka Imaaraadka Ca...
16/03/2026


Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ayaa lagu qarxiyay aagga haamaha shidaalka dekedda Fujairah ee dalka Imaaraadka Carabta,.

Address

Hargeisa
Borama
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share