Noble Pre-University College

Noble Pre-University College Noble Pre-University College (NPUC) is a forward-looking educational institution dedicated to preparing students for higher education and lifelong success.

๐Ÿ“š๐ŸŽ“ BUSHARO DHAMMAN ARDAYDA FORM 4 KA AH! ๐ŸŽ“๐Ÿ“šโœจ Ma tahay arday doonaya inuu sii wato waxbarashadiisa sare? Fursad dahabi ah...
06/06/2026

๐Ÿ“š๐ŸŽ“ BUSHARO DHAMMAN ARDAYDA FORM 4 KA AH! ๐ŸŽ“๐Ÿ“š
โœจ Ma tahay arday doonaya inuu sii wato waxbarashadiisa sare? Fursad dahabi ah ayaa kuu bannaan! โœจ
๐Ÿซ Noble Pre-University College waxay kuugu bishaaraynaysaa in uu qadayo imtixan Tijaabo ah ka hor imtixaanka (GCSE) ee sannadka waxbarasho 2026.

๐Ÿงฌ๐Ÿ”ฌ Imtixaanku wuxuu diiradda saari doonaa: โœ… Biology โœ… Chemistry
๐Ÿ“… Taariikhda Imtixaanka: 8/6/2026
๐Ÿ•’ Waqtiga: 3:00 PM โ€“ 6:00 PM
๐Ÿ“ Goobta: Noble Pre-University College, Borama
๐ŸŽ Faa'iido Gaar Ah! ๐Ÿ† 5-ta arday ee ugu sarreeya imtixaanka waxaa la siin doonaa waxbarasho BILAASH AH oo ka mid ah Diploma Programs-ka college-ka.
๐Ÿ“ Diiwaangelintu waa BILAASH, waxaana maanta la gaadhsiin karaa xarunta college-ka.
๐ŸŒŸ Ha lumin fursaddan qiimaha badan ee kuu horseedi karta mustaqbal ifaya iyo guul waxbarasho. ๐ŸŒŸ
๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin dheeraad ah: โ˜Ž๏ธ 063-4594402 โ˜Ž๏ธ 063-9107174
๐Ÿš€ Maanta qaad tallaabada ugu horreysa ee guushaada! ๐Ÿ“–โœจ Mustaqbalkaaga berrito wuxuu ku bilaabmaa go'aankaaga maanta. โœจ๐Ÿ“–
๐ŸŽ“ ๐Ÿ“ ๐Ÿ“ ๐ŸŒŸ ๐Ÿ“š

02/06/2026

Kamid Noqo Ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2026/2027 .
Baro xirfad kaa maqan oo ku bedesha

fadlan iska diwangali
063-4594402

Fursada Manta Noble Pre-University College ( NPUC)Wuxuu bilaa bayaa Fasalo cusub  Gaar ahaan Kuliyadaha  Cafimaad ah Nur...
02/06/2026

Fursada Manta

Noble Pre-University College ( NPUC)
Wuxuu bilaa bayaa Fasalo cusub Gaar ahaan Kuliyadaha Cafimaad ah
Nursing
midwifery
Nutrition
Public Health
Laboratory
pharmacology

Dhaman wa Diploma Programs

Muddo : 1 Sano
Diwan galin : Free
Lacgta bisha : 20 $

Wixii faahfahin ah kala xidhii

063-4594402

Mahadsanid

part 2 . Qudbad Jeedinta Ardayda Fagaaro kahadalka Dufacada 1aad ee Noble Pre-University College Noblepreuniversitycolle...
25/04/2026

part 2 . Qudbad Jeedinta Ardayda Fagaaro kahadalka Dufacada 1aad ee Noble Pre-University College

[email protected]

Noble Pre-University College waxa si habsami leh usocota Dufcadii 1aad ee Fagaaro Kahadalka ( Public Speaking ๐Ÿ”Š )24-Apri...
25/04/2026

Noble Pre-University College

waxa si habsami leh usocota Dufcadii 1aad ee Fagaaro Kahadalka ( Public Speaking ๐Ÿ”Š )
24-April 2026 Maalin kii shalay ahyd waxay ardaydu jeedinayey Qudbadaha loo asteeyey ardayda inay jeediyaan si ay uhelaan Kalsooni buuxa oo qaybta Fagaaro ka hadal ka .

waxa Qiimaynta ardayda diyaar u ahaa

Dr. Sakaria & Dr. Abdirahman ( Okiye)
oo muddo Badam kusoo dhexjiray dhigista Fagaaro ka hadalka

dhamaan maamulka Collageku
wuxuu aad ugu mahadcelinayaa
macaliminta iyo Ardayda sharafta leh ee sida quruxda badan uga qayb qaadanaya Dufacada 1aad ee Fagaaro kahadalka

Fadlan lagala soo xidhiidh
063-4594402 / 063-9107174

[email protected]
location : Agagaarka Masjidka wayn ee Jaamaca Fooqa Babul mandab dabaqa 2aad

waad mahadsantihiin

18/04/2026

๐ŸŽ“ Noble Pre-University College
โœจ Unlocking potential, inspiring success
๐Ÿ“ข SHORT COURSES โ€“ Soconaya muddo laba bilood ah
Ma rabtaa inaad barato xirfado caafimaad oo aasaasi ah oo faaโ€™iido badan leh? ๐Ÿ’‰
Halkan waa fursad dahabi ah oo aad ku horumarin karto aqoontaada iyo xirfadahaaga! ๐Ÿš€
๐ŸŸก Basic Skills (Xirfadaha Aasaasiga ah)
๐Ÿ’‰ IV (Intravenous therapy)
๐Ÿฉบ Cabirka Dhiigga (Blood Pressure โ€“ BP)
๐Ÿฉธ Blood Glucose ( cabirka Sonkorta dhiigga)
๐ŸŒก๏ธ Cabirka Heerkulka Jirka
โค๏ธ Pulse Rate ( cabirka Garaaca wadnaha)
๐ŸŒฌ๏ธ Respiration Rate ( cabirka Neefsashada)
๐Ÿ’Š Injection Skills (mudida siinta dawoyinka )
๐Ÿฉน Wound Care (Daryeelka nabarrada)
๐Ÿซ Oxygen Administration (Siinta oksijiin)

๐Ÿ”ต First Aid (Gargaarka Degdegga ah)
๐Ÿฉธ Bleeding (Dhiig-bax)
๐Ÿ”ฅ Burns (Gubasho)
๐Ÿฆด Fractures (Jab)
๐Ÿ˜ฎโ€๐Ÿ’จ Choking (Ku mergasho/ saxashada )
๐Ÿ˜ต Unconscious (Miyir-beel ka)

๐ŸŽ Faaโ€™iido gaar ah:

๐Ÿ’ฅ Dhammaan courses-kan waa BILAASH (FREE)
๐Ÿ“Œ Ha seegin fursadan qiimaha badan!

๐Ÿ—“๏ธ Waqtiga dhigashada:
๐Ÿ“… Khamiis iyo Jimce
๐Ÿ“ Registration:
๐Ÿ“† 18/4/2026 โžก๏ธ 22/4/2026
๐Ÿ“ Goobta:
Baabul Mandab Floor
Near Masjid Jama โ€“ Borama, Somaliland
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir:
๐Ÿ“ฒ +25263-4594402
๐Ÿ“ฒ +25263-9107174

Ciid Mubarak dhammaan ummadda Islaamka meel kasta oo ay dunida ka joogaan. ๐ŸŒ™๐ŸคMunaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga a...
19/03/2026

Ciid Mubarak dhammaan ummadda Islaamka meel kasta oo ay dunida ka joogaan. ๐ŸŒ™๐Ÿค

Munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga awgeed, Maamulka iyo Macallimiinta Noble Pre-University College waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardayda, waalidiinta, iyo guud ahaan bulshada.

Bishii barakaysnayd ee Ramadaan waxay ahayd bil cibaado, samir, is-caawin iyo isu naxariis. Maanta oo ah maalin farxad iyo mahadnaq leh, waxaan rajaynaynaa in Eebbe naga aqbalo soonkeennii, salaaddeennii iyo dhammaan camalkeennii suubanaa. ๐Ÿคฒ

Waxaan idin rajaynaynaa: Caafimaad, farxad, nabad iyo barako joogto ah.
Qoysaskiinna iyo ehelkiinnana Allah ha idinku mideeyo kheyr iyo barwaaqo.
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„
Eid Mubarak! ๐ŸŒ™โœจ

Hamse Mane, Ganto Jr, Macalin Bayle iyo bahda caafimaadka (Gargaarka Degdegga ah) ee Noble College ๐ŸคโšฝRamadaan Cup โ€“ Dola...
18/03/2026

Hamse Mane, Ganto Jr, Macalin Bayle iyo bahda caafimaadka (Gargaarka Degdegga ah) ee Noble College ๐Ÿคโšฝ
Ramadaan Cup โ€“ Dolal Stadium ๐ŸŸ๏ธ๐ŸŒ™
Ganto Jr ayaa soo gaaray dhaawac fudud ๐Ÿค•, balse si degdeg ah ayaa loo caawiyay ๐Ÿ‘๐Ÿ’™
Football is Respect โšฝ๐Ÿค
Noble College mar walba wuxuu u taagan yahay caawinta bulshada โค๏ธ๐Ÿฅโœจ

Noble Pre-University College Bahda adeega Cafimad ee Gargarka deg dega ah iyo Xidiga Somaliland Hamze Curiye 77 .markas ...
21/02/2026

Noble Pre-University College

Bahda adeega Cafimad ee Gargarka deg dega ah iyo Xidiga Somaliland Hamze Curiye 77 .

markas ta waxanu utagan nahay cawinta Bulshada Barnaamijyo waawayna waa soo socdan incha alh

Address

Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Noble Pre-University College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share