08/01/2026
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga JSL, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ซ๐๐, ayaa maanta Gudoomiyay Shirkii Amniga ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ฅ๐๐ฅ.
Shirkan oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Selel, waxa lagu qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Selel ee Magaalada Saylac.
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga, ๐๐. ๐๐๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ซ๐๐, ayaa masuuliyiinta Gobolka Selel iyo saraakiisha laamaha Amniga ee Gobolka Selel waxa uu ku amaanay sida fiican ee ay u wada shaqeeyaan, waxanu ku booriyay in ay halkaas ka sii wadaan wada shaqaynta, sido kalena ay sii xoojiyaan sugida Amniga Gobolka Selel.
Gudoomiyaha Gobolka Selel, ayaa halkaas ka jeediyay warbixin ku saabsan xaalada Guud ee Gobolka Selel.
Kulankaasi maanta waxa ka qayb galay Wasiiro iyo masuuliyiin kale oo ka mid ah weftiga uu Hogaaminaayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee ku sugan Gobolka Selel, waxana ka mid ah
โ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐
โ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ก๐.
โ ๐๐๐๐๐ง๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐.