Asad MEDIA

Asad MEDIA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Asad MEDIA, Media/News Company, Bosaso.
(1)

โ€‹ASAD MEDIA ๐Ÿ“ฝ๏ธ
โœจ Muraayadda ka tarjumaysa dhacdooyinka dunida iyo sheekooyinka bulshada.
๐Ÿฆ Geesinimada runta iyo hal-abuurka muuqaalka.
๐Ÿ“ [Magaalada aad joogto]
๐Ÿฆ Sida Libaaxa ayaan u baafinaa runta!

Suldanka 5Somaliyed Hala Gaarsiiyo
11/08/2026

Suldanka 5Somaliyed Hala Gaarsiiyo

06/08/2026

MUQADISHO SOOMAALIYA MA AHAN

SOOMAALIYANA MUQADISHO MA AHAN๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ

Referee Omar Artan is the best referee in Africa.
05/08/2026

Referee Omar Artan is the best referee in Africa.

 :- Dagaal ayaa saakay ka qarxay Bariga Magaaladda Galkacyo kaaso u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo PSF ee ka amarqaata ...
05/08/2026

:- Dagaal ayaa saakay ka qarxay Bariga Magaaladda Galkacyo kaaso u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo PSF ee ka amarqaata Dowladda Soomaaliya .

Hoobiyaal ayaana ku dhacay Xaafadaha Magaalada Galkacyo ayadoona ay dad shacab ah wax ku gaareen.

Dagaalka ayaa kusoo aadismaaya iyadoo malmihii lasoo dhaafay Dowladda uu Xasan shiikh hogaamiyo ay Magaaladda Galkacyo kusoo daabulaysay Hub loo waday Maaleeshiyaad iyo dad shacab si khalkhal amni uga sameeyeen deegaanada Nabadda ah eePuntland sida ay sheegtay Xukuumada Puntland.
Asad MEDIA

02/08/2026
25/07/2026

FULL TRAINING MADRID IS BACK

Natiijo kasta oo uu Mourinho la gaaro Real Madrid, ha noqoto guul ama guuldarro, waxa hadda dhacaya wuxuu ku tusayaa sab...
23/07/2026

Natiijo kasta oo uu Mourinho la gaaro Real Madrid, ha noqoto guul ama guuldarro, waxa hadda dhacaya wuxuu ku tusayaa sababta tallaabadan ay muhiimka u ahayd.

Sanadkii h**e, Xabi Alonso wuxuu isku dayay inuu Real Madrid ku dabaqo falsafaddiisa iyo qaabkiisa tababarka, laakiin ciyaartoydu si buuxda uma aysan aqbalin nidaamkiisa adag iyo culayska tababarka.

Hadda waxaa yimid Josรฉ Mourinhoโ€ฆ nin aan loo baahnayn in la yiraahdo โ€œwuxuu moodayaa inuu yahay Mourinhoโ€ โ€” maxaa yeelay waa Mourinho laftiisa!

Mourinho wuxuu ciyaartoyda ku qasbay inay la qabsadaan nidaam adag, iyadoo tababarradu noqdeen laba jeer maalintii: mid subaxdii iyo mid fiidkii. Wax kasta oo ay ciyaartoydu h**e uga caban jireen, hadda waxay wajahayaan tababare aan si fudud u aqbalayn diidmo ama caajis.

Haddii uu Mourinho guuleysto ama uu fashilmo, hal shay ayaa cad: Real Madrid waxay heshay tababare awood u leh inuu ciyaartoyda ku qasbo nidaam, anshax iyo shaqo adag.

Mourinho waa Mourinhoโ€ฆ waana adag tahay in ciyaartoy uu isaga tababare u yahay ay ka baxsadaan nidaamkiisa!

22/07/2026

REAL MADRID oo isdiyaarineysa

Yaa Qaldan OO Yaa Saxan?Waxan Lahadlayo Waa Caqli Ku GaraadleyshaEe Ma Ahan Indho Ku Garaadleyasha
21/07/2026

Yaa Qaldan OO Yaa Saxan?

Waxan Lahadlayo Waa Caqli Ku Garaadleysha
Ee Ma Ahan Indho Ku Garaadleyasha

Spain ayaa isku darsatay abaalmarinnada kala ah, laacibka tartanka Rodri, da'yarka Tartanka ugu wanaagsan Pau Cubarsi iy...
20/07/2026

Spain ayaa isku darsatay abaalmarinnada kala ah, laacibka tartanka Rodri, da'yarka Tartanka ugu wanaagsan Pau Cubarsi iyo goolhayaha ugu wanaagsan Unai Simon.

Gooldhalinta tartanka waxaa ku guulaystay Kylian Mbappe oo 10 gool ku qaaday.

Hambalyo markale Spain.

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asad MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share