Ururka 8aad daraawiishta puntaland ee fadhigeedu yahay degaanka kalabayr ayaa hawlgalo ka sameyey degaanka xabley iyo geesa-qabad , iyagoo isticmaalaya awr iyo dameero.
Ciidanka difaac puntaland oo ku dhaantaynaya Sheebaab.🖐
Taliskii Curaar, Next Gaatir-oodan.
#DEGDEG Laamaha amaanka Magaalada waaciye ayaa qabtay 380 oromo usocota Gobolka bari
Taliye Camirte ayaa qabtay intaysan gudbin
Xigasho Janaral oomaar.
BUURIHII DARAY MADOBE GAATIR OODAN KU SII JEEDAY OO WIILSHA GAYLAMA- YAASHA PUNTLAND PRECISE LOCATION TARGET GARAACAYA.
Hoobiyaha Nooca loo yaqaan 120 Kama dhaco duqaynta Diyaaradaha Waa wayn
Meesha uu ka habsado haduu Tagrget Haleeelo (precise location) 100 haday ku sugan tahay target 10 ama 15 ayaa ka fiigaya dhaawac qaba inta kale Baska raacayaan qiyaame.
Qorigaan (120 Mortar) Inyar ayaa Puntland ka taalay 20 xabo aan gaarin oo Dawladii Somalia Ka tagtay iyo wuxuun yaroo soo dagay Intii Pmpf iyo Psf jireen last (10 ilaa 20 years) Awal Ciidankeenu wuuxu Sida Daadka u haystay Nooca 82 Mortars ah
Oo adeegsan jireen inta badan Yara fiican Noocaan ka yar kuna xiga asaga marka hoos loo
balse Hadda Ciidanka Puntland Dagaalka intaysan aadin Maadama loo socdo buuro waa wayn qalafsan oo godad (Caves) Leh aad yaa loo keenay oo loogu tabbaray Nooc kasta waana faa'iido laga dhaxlay Dagaalka Calmiskaad Awal inta buuraha Cal Madow Joogta ayaa xariif ku ahayd
Hadda dhammaan Ciidanka Puntland oo dhan urur kasta waxa loo sameeyay Waax Mortars qaabilsan maadama ay barkood ay ka yimaadeen dhul siman oo Buuro lahayn Mortars la isu adeegsan Jirin dagaalla ka dhaca.
Sidaas oo kale dagaalkaan FPV Drones Wax looga hortago waa laga faa'iiday waxaana ku xigta dhowaan innagu inaynu kuwa yeelano FPV insha Allah, Waxaan rajayn doonaa miinada xalkeeda inaan ka faa'iidno dagaalkaan.
Khayr loo soo diray Puntland ayuu aha dagaalka Daacish waayo Puntland Meel iska hurda oo aan Geerida Nabiga ogayn Bay Ahayd in dundia aaday Electronic Warfare Drones-ka FPV waa taas Daacish noo isticmaashay.
W/Q Amiin Guled
SSC KHAATUMO iyo Puntaland
🎥Kamaal.
Ardayda Form fourka 2023 ee dugsiga sare ee Samatar Bahnaan Secondary School ee Buuhoodle .
SSC ♥️🐎
Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Jibril " Khilaafka siyaasadeed ee Puntland dhex baan ka ahay...."
Maxaa Kaga Baxay..??
Xildhibaan Siibad" ma ogin mesha uu Ka Keenay Raa'iisul Wasaaruhu Xogta Ah In Puntaland dagaal ka dhacayaan"
Caasimada Morocco oo laga dabaaldagayo....