Said Moho Sulayman

Said Moho Sulayman "Halkan Waxad Kala Socon, War Deg Deg Ah Horumarka Guud Ahaan Soomaaliya War bixinada Caalamka iyo Wax Yaalo Badan Oo Ku Xiisa Geliya

"Waxad Kala Boqon Karta Qayteena Website Oo
https://hilaacsom.com/

06/09/2022
06/09/2022
Kadib Liverpool iyana waalagu dhagay Man City
04/09/2022

Kadib Liverpool iyana waalagu dhagay Man City

27/08/2022

Ka Faaidaysi Wacan,

FULL SCHOLARSHIP-UNITED KINGDOM(UK)
Orange worldwide Company Waxa ay shacabka soomaaliyeed ugu bishaareynaysaa in ay bilowday diiwaangalinta Scholarship ay bixineyso dowladda Ingiriiska, waa Deeq waxbarasho oo dhameystiran heerka Darajada labaad Masters Degree iyo Ph.D. Jamacadaha la heli karo waxaa ka mid ah London School of Economics, Birmingham University, Oxford University, University of London, University of Southampton iyo dhamaan jaamacadaha dowliga ee Boqortooyada Ingiriiska, waxaana deeqdan uu qofku codsan karaa taqasusyada la xiriira Engineering, Statistics, Medicine and Health Care, Law, Economics, Accounting and Finance, Technology, Journalism, International Relations and Political Study, Psychology and Sociology. KA FAA'IDEYSI WACAN
Si aad isku diiwaangaliso fadlan la xiriir xafiisyada shirkada ay ku leedahay wadamada Geeska Africa sida xafiiska Muqdisho oo ku yaala isgoyska Taleex kasoo horjeedka Hayat Market, ama wac ☎️Call center 2223 Whatsapp: +252 61 3646143
🟠range waa wehelka Mustaqbalkaaga.

Waa feedhyahanadda Soomaaliyeed ee Ramla Cali oo kolkii ay xalay ku guuleysatay tartan-feedh-haween kii u horreeyey ee S...
21/08/2022

Waa feedhyahanadda Soomaaliyeed ee Ramla Cali oo kolkii ay xalay ku guuleysatay tartan-feedh-haween kii u horreeyey ee Sucuudi Careebiya lagu qabto, caawa Cumraysanaysa iyada oo uu weheliyo seygeeda.

"Markaan guuleystay ayey i leeyihiin British-Somali, markii h**ena waxay i odhanayeen Somali-Refugee,... Soomaaliya🇸🇴 ha noolaato" - Ayey tidhi Ramla oo ka hadleysa warbaahinta reer Galbeedka.

Hargeysa; Suldaan Cadde Gude oo kamid Madax-dhaqameedka beelaha Garxajis ayaa caawa xabsiga loo taxaabay.
21/08/2022

Hargeysa; Suldaan Cadde Gude oo kamid Madax-dhaqameedka beelaha Garxajis ayaa caawa xabsiga loo taxaabay.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa  Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Saraakiil Sar-sare oo ka tirs...
21/08/2022

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Saraakiil Sar-sare oo ka tirsan ciidamada dalka Itoobiya

Dalka Sacuudi Carabiya Ayaa laga Hirgaliyay Sharci Cusub Kaasoo ah Haweenedii fiirisa taleefnka ninkeeda fasax la'aan in...
21/08/2022

Dalka Sacuudi Carabiya Ayaa laga Hirgaliyay Sharci Cusub Kaasoo ah Haweenedii fiirisa taleefnka ninkeeda fasax la'aan in lagu ganaaxi doono $133,000 iyo hal sano oo xabsi ah.

Rag sucuudigga ayaa qaarkood soo dhaweeyay sharcigaan cusub sidda warbaahinta qaarkeed ku warantay

Ka waran hadii sharcigaan Soomaaliya laga hirgelin lahaa?

Najiib Mohamud

Laba duuliye oo waday diyaarad Itoobiya leedahay ayaa Seexday kadib markii ay Hurdo qabatay 'Markii ay ku soo dhawatay d...
19/08/2022

Laba duuliye oo waday diyaarad Itoobiya leedahay ayaa Seexday kadib markii ay Hurdo qabatay 'Markii ay ku soo dhawatay diyaarada Addiss-Ababa ayaa waxaa toosiyay digniinaha-Alarmiga.

Diyaaradii si nabada ayay kusoo dejiyeen markii ay Alarmiga ku kaceen. Waxayna markii h**e ka Timid Magalada Khartuum ..

22 sano kadib Khabi laam ayaa Dawlada Talyaaniga waxay u ogolaatay in ay siiso Dhalashada Talyaaniga .
19/08/2022

22 sano kadib Khabi laam ayaa Dawlada Talyaaniga waxay u ogolaatay in ay siiso Dhalashada Talyaaniga .

Address

Gaaca Street
Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Said Moho Sulayman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Said Moho Sulayman:

Share