Puntland Comment

Puntland Comment Puntland Comment

Degaamada loo aqoon jiray “Reserve Erea” ma helaan adeeg bulsho sida qaybaha kale ee DDS-Ethiopia. Sababtuna waa inaan i...
25/10/2025

Degaamada loo aqoon jiray “Reserve Erea” ma helaan adeeg bulsho sida qaybaha kale ee DDS-Ethiopia.
Sababtuna waa inaan ilaa 1945kii aan xuduudda rasmi ah labada dawladood isla ogolaan
Ethiopia uma haysato in degaanadii “Reserve Erae” sharciyad ku haysato, Somalia maantana ma oga ama uma gacan banaana xaalkaas.

Haddii ay 1945kii, xudduudii sasmiga ee Ethiopia ahayd sida Ethiopia mapkan ku qeexday, goorma Feer Feer, Caabud Waaq, Goldogob ila Birta Dheer ee dulaadka Garoowe; xuduuddu soo durugtay? Waxaa la gaaray xilligii ay Somalia iyo Ethiopia isla qeexi lahayeen xuduudda rasmiga ah ee labada dawladood

WQ: Sonkor Gayre

26/08/2025

Geesiyaasha Puntland ee kusugan furihama dagaalka ciribitka argagixisada DCSH

26/08/2025

Caaqil casiir xaqiisa waa in loo raadiyaa

25/08/2025
25/08/2025
Jaamacadda Bariga Afrika ayaa deeq-waxbarasho oo dhammaystiran ugu yaboohday ardayga ugu sarreeyey imtixaanka shahaadiga...
25/08/2025

Jaamacadda Bariga Afrika ayaa deeq-waxbarasho oo dhammaystiran ugu yaboohday ardayga ugu sarreeyey imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland.

PUNTLAND: Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga-sare ayaa lagu dhawaaqay, iyada oo kaalmaha ugu badan ay qaadata...
25/08/2025

PUNTLAND: Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga-sare ayaa lagu dhawaaqay, iyada oo kaalmaha ugu badan ay qaadatay Boosaaso.

Puntland 🔥
19/08/2025

Puntland 🔥

Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa caawa meelmariyey dadka loo sharraxay in ay noqdaan Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul-...
03/07/2025

Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa caawa meelmariyey dadka loo sharraxay in ay noqdaan Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul-iinsaanka Soomaaliya.

Sida ay werisay Axios, oo xiganaysa mas’uuliyiin Mareykan ah: “Trump wuxuu doonayaa inuu hubiyo in weerar kasta oo suurt...
19/06/2025

Sida ay werisay Axios, oo xiganaysa mas’uuliyiin Mareykan ah: “Trump wuxuu doonayaa inuu hubiyo in weerar kasta oo suurtagal ah oo Mareykanku qaadi karo — si dhab ah inuu u burburiyo barnaamijka nukliyeerka Iiraan.

Address

Minasariyo
Bosaso
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Comment posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share