Hagaha Nolosha

Hagaha Nolosha Halkan waxan ku baahinaa qormooyin ku xiiso leh fadlan nagu soo biir.

30/08/2024

Shiikh maxamud xaliike

Eebbe naxariistiisa waasaca ah haka waraabiyo,hogaamiyihii iyo halyaygii Xamaas Ismaciil haniya.Esrael ayaa ku dishay gu...
31/07/2024

Eebbe naxariistiisa waasaca ah haka waraabiyo,hogaamiyihii iyo halyaygii Xamaas Ismaciil haniya.
Esrael ayaa ku dishay gudaha dal iiraan halkaas oo uu uga qab gelayey caleema saarka madaxweynaha dalkaas.

Waxaan ka baqayaa maalinta tignoolajiyada ay dhaafi doonto isdhexgalka aadanaha.  Dunidu waxay yeelan doontaa jiil doqom...
27/06/2024

Waxaan ka baqayaa maalinta tignoolajiyada ay dhaafi doonto isdhexgalka aadanaha. Dunidu waxay yeelan doontaa jiil doqomo ah.

BOQORKA MAALMAHA: MAALINKA CARAFADA!Xikmadaha Ilaahay (SWT) waxa ka mid ah xikmadda kala khayr badnaanta, oo wuxuu kala ...
14/06/2024

BOQORKA MAALMAHA: MAALINKA CARAFADA!

Xikmadaha Ilaahay (SWT) waxa ka mid ah xikmadda kala khayr badnaanta, oo wuxuu kala khayr badiyay maalmaha iyo habeennada! Maalmaha khayrka badani waa kuwa ay naxariista Ilaahay soo butaacdo ee uu addoomihiisa u dambidhaafo, kuwana ku taxo darajooyin sare. Maalmaha ugu wanaagga badan sannadka waxa ka mid ah Maalinka Carafo, waxaana daliil u ah hadalka Xabiibkeenna (NNKH): “Ma jiro maalin Alle agtiisa ka qiimo badan maalinka Carafo, Alle sarreeye oo khayr badnaaye wuxuu soo degaa samada adduunka, dabadeeto cidda dhulka deggan ayuu ugu faanaa cidda cirka deggan, waxaanu ku yidhaahdaa: (fiiriya addoomahayga! Meel kasta oo fog ayay iiga yimaaddeen iyaga oo ay ka muuqdaan boodh iyo bisaarad, iskuna dhigaya qorraxda. Naxariistayda ayay rejaynayaan, cadaabtaydana may arag. Ma jiro maalin ka badan Carafada oo laga xoraynayo naarta.”
Haddii Alle idmo, barri waxaynu soo dhowaynaynaa maalinka ugu khayrka badan maalmaha! Carafo waa maalinka sagaalaad ee bisha Dulxija. Culimadu waxay iswayddiiyaan sababta loogu bixiyay magaca Carafo. Culimada qaar baa yidhi: Aadan iyo Xaawa ayaa kala lumay markii laga soo dejiyay cirka, kaddibna maalinkan ayay ku kulmeen Carafa, halkaas baanay dib iskugu barteen. Culimo kalena waxay leeyihiin: Jibriil baa nebi Ibraahin CS tusayay acmaasha xajka, kaddibna wuxuu ku lahaa: hal carafta oo macnaheedu yahay "ma gartay?" Ibraahinna wuxuu ugu jawaabayay: caraftu oo ah; waan gartay.
Maalinka barakaysan waxaa ku kulmay arrimo waaweyn oo aan tiro lahayn, waxaana ka mid ah:
1- Waa sayidka maalmaha sida ku sugan xadiiskii aynu soo xusnay.
2- Waa maalinkii la dhammaystiray diinteenna suubban ee Islaamka.
3- Waa maalinka ugu badan ee addoomaha laga xoreeyo naarta.
4- Waa maalin ciid ah sida uu sheegay xadiisku.

MAXAA INNALA GUDBOON MAALINKA CARAFO?

1- Soon: waxa ku xusan xadiiska saxiixa ah qofkii sooma maalinka Carafo in laga dhaafayo dambiyadii ka dhacay laba sannadood.
2- Badsashada Xuska Alle iyo baryadiisa: Xabiibke

Xigasho:cabdixakiin obsiiye

02/06/2024

و إذَا رأيتنِي قد ضللتُ الطريق، فخُذ بمجامع ثيابي، وهزني هزًا عنيفًا وقُل لِي: اتقِ اللّه يا عُمر، فإنّك ستمُوت.

- عُمر بـن عبدالعزيز

01/06/2024

وَلَا تَمْشِ فِي الْأَرْضِ مَرَحًا إِنَّ الله لا يُحِبُّ كُلَّ مُخْتَالٍ فَخُور)

[لقمان: 18]

"Ha socon dhulka adiga oo kibraya waayo; Ilaahay ma jecla islaweyne kasta oo faan badan"

25/04/2024

✍ ‏كان الإمام الكسائي رحمه الله راعياً للغنم حتى بلغ 40 عاماً ، وفي يوم من الأيام وهو يسير رأى أمّاً تحث ابنها على الذهاب إلى الحلقة لحفظ القرآن ، والولد لا يريد الذهاب..

♦️فقالت لابنها : يا بني اذهب إلى الحلقة لتتعلم، حتى إذا كبرت لا تكون مثل هذا الراعي !!.

✳️ فقال الكسائى : "أنا يضرب بي المثل في الجهل؟!!" .

فذهب، فباع غنماته، وانطلق إلى التعلم وتحصيله، فأصبح :
👈 إماماً في اللغة
👈 إماما في القراءات القرآنية
👈 ويضرب به المثل في العلم وعلو الهمة ..

📚[ الجواهر و الدرر - لابن حجر.]

18/04/2024

قال الإمام الأوزاعي (رحمه الله):

‏ليس ساعة من ساعات الدنيا إلا وهي معروضة على العبد يوم القيامة يوما فيوما وساعة فساعة ، ولا تمر به ساعة لم يذكر الله - تعالى - فيها إلا تقطعت نفسه عليها حسرات ، فكيف إذا مرت به ساعة مع ساعة ويوم مع يوم [ وليلة مع ليلة ].

‏📚حلية الأولياء لأبي نعيم

"Dadka qaar waa sida buugta oo kale, ciwaanku wuxu u muuqda mid xiiso leh,laakin nuxurku maaha mid uqalma in la akhriyo"...
15/04/2024

"Dadka qaar waa sida buugta oo kale, ciwaanku wuxu u muuqda mid xiiso leh,laakin nuxurku maaha mid uqalma in la akhriyo"
~xigasho

14/04/2024

قال حِبرُ اﻷمّة وترجمان القرآن عبدالله بن عباس رضي الله عنهما:

أربعة لا أقدر على مكافأتهم:
1- رجل بدأني بالسلام.
2 - ورجل وسّع لي في المجلس.
3 - ورجل إغْبرّت قدماه يمشي في حاجتي.
4 - أما الرابع فما يكافئه عني إلا الله عز وجل.
قيل: ومن هُو؟؟

قال رضي الله عَنْه: رجل نزل به أمر فبات ليلته يفكر فيمن يقصده...ثم رآني أهلاً لحاجته فأنزلها بي.

وقال ابن القيم رحمه الله:
"إنَّ في قضاء حوائج الناس لذة لا يَعرفها إلا من جربها، فافعل الخير مهما استصغرته فإنك لا تدري أي حسنة تدخلك الجنة".


#منقول عن زغلول_النجار

Soonkii ma uusan dhamaanin,Qur'aankiina ma guurin,masaajidadiina lama xidhin,Ajarkiina ma go'in/dhammaan."Rabbigaa caabu...
12/04/2024

Soonkii ma uusan dhamaanin,Qur'aankiina ma guurin,masaajidadiina lama xidhin,Ajarkiina ma go'in/dhammaan.
"Rabbigaa caabud illaa inta geeridu ka imanayso".

Rabbiyoow quluubtayada ku sug diinta🤲🤲

Ducooyin muhiim  ay  tahay in aad ku ducaysato.Sii faafi/share.
21/03/2024

Ducooyin muhiim ay tahay in aad ku ducaysato.

Sii faafi/share.

Address

Wacdi Iyo Waano
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hagaha Nolosha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share