Somali political news

Somali political news You can get all the latest news and entertainments from Somalia

   :belwaynta dishiishe ayaa soosaray baaq ay ku beeninayaan(qaadcayaan)  warka soo baxay tar: 11/8/2026  dolwlada puntl...
19/08/2026

:belwaynta dishiishe ayaa soosaray baaq ay ku beeninayaan(qaadcayaan) warka soo baxay tar: 11/8/2026
dolwlada puntland
Qodobada ay ku sheegen warsaxafadeedka ayaa kamida:

1:waxay eedayn usoo jediyeen afar wasaaradood oo kala ah(deeganka,xanaanda xolaha,arrimaha gudaha,beeraha)oo shaqa ku leh dhulka waxay sheegen inay qaab qabiilaysan ay dhulka umaryaan oo ay cid gaara ay ku duulayaan

2: inay iyagu ay leeyihiin dhulkaas dhamaan ku xusan sawirka oo ayigu katalinyaan oo aanay dolwlad iyo cidkalena loo dabA fariisanyn

3:waxay digdniin u direen cidwalba oo dhulkaas wax iska galisay ama waxka beeratay
Inay kala baxaan ciidi kusoo socotana ay ka digtoonaadaan

4:waxay shegen cidwalba oo wax u geaysatay deeganka iyo dadkaba inay ay iygu la xisaabtamayan oo anay dowlad wax ka waydiinayn

5:waxay fareen shacabwaynaha reer punland
Inay amnigod ka sheqeeyaan oo anay iyagu cid dulan ku ahayn

Ugu dambayn beeshu waxay isku raacday
inay halmeel uga soo wada jeesanayaan
dowlad iyo qabaailba
cidii ku soo xadgudubta
deeganada ilaahy ku beeray

19/08/2026

😁

17/08/2026

Dhibatada ay leedhy aano qabileedka
Suldanka shanta somaliyeed oo ka shekaynaya qisa ka qabsatay

17/08/2026

NAIROBI:shirwaynaha beesha darood ayaa ka furmi doona magalada nairobi ee dalka kenya oo loga tashanyo aayaha dalka gaar ahaan doorshoyinka ku jira muranka iyo is khilaafka

16/08/2026

Edaysane loo haysto inu ku istaagay calanka puntland

16/08/2026

Ajaanibti oo yaban horumarka iyo bilicda magalada bosaso ay ka qabtay mamulka hada haya ee u hogamiyo godomiye JINAC

14/08/2026

Tiktok waa inaad wada furataan | raisil wasre xamse

14/08/2026

Waxa saa u hadlaya wasiirkii cadalada
Anaga naqaan saan Dakhli usamaynblahyn😁

12/08/2026

Tuuga xola shacabka dhaca waxa ka xun kam maskaxdooda dhaco || madxwyne xasan sheikh

Address

Mogadishu
Bosaso
22334455

Telephone

+252907032218

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali political news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share