Arale Danood Journalist

Arale Danood Journalist waxaan Soo Gudbinaa Wararka ,Xayeysiinta,Sportska .

inaalilaahi wainaa ilayhi Rajicuun Ex-xildhiban maxamuud Aadan Ducaale alle hawnaxaristo qabrigana Haw nuuro Ehelki iyo ...
28/02/2024

inaalilaahi wainaa ilayhi Rajicuun Ex-xildhiban maxamuud Aadan Ducaale alle hawnaxaristo qabrigana Haw nuuro Ehelki iyo Asxabtina samir iyo imaan

29/08/2023

Kulahaa .. mustaqbalka Ciidanka Qaranku wuxuu Noqon Donaa mid Aduunka ilaasha Hada waa kan ilashan waayey Oog 😂😂,
War Dadkan waxan Qaad ka badane maxa Udheer Ee Ay Cabaan 😂😂, Subxanalaah wa aderayalow Dantina garta aduuna waxkama aydaan Ogidine .

Wasir warfafinta puntald Mr.dirir wuxuu Talada shuhadada kasoo Leeyahay somaliland 2hrs Hubka dhigis Challanges 2023
29/08/2023

Wasir warfafinta puntald Mr.dirir wuxuu Talada shuhadada kasoo Leeyahay somaliland 2hrs Hubka dhigis Challanges 2023

Ciidanka SSC waxay Fariisin Cusub ka Samaysteen Degaanka Habari-Heshay oo 24km u jira Dhanka Hawdka Magalada Caynaba waa...
16/07/2023

Ciidanka SSC waxay Fariisin Cusub ka Samaysteen Degaanka Habari-Heshay oo 24km u jira Dhanka Hawdka Magalada Caynaba waa Horumar Dagaal Oo Xawli Ah Cabdi madoobe Is not easy cabsi cabsi

18/07/2022
10/07/2022
09/07/2022

Eid wngsan dadkeygiyow🇸🇴❤

08/07/2022
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay.
07/07/2022

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay.

06/07/2022

astaghfirullah Xaaji Baahane!!! Ilahey ma siri kartid.

Mid bakheyl ah aa wuxuu igu dhahay. “Gabar hadii aad ku dhahdo habeen dambe casho ayaan kuu wadaa, maalintaas oo dhan wa...
05/07/2022

Mid bakheyl ah aa wuxuu igu dhahay. “Gabar hadii aad ku dhahdo habeen dambe casho ayaan kuu wadaa, maalintaas oo dhan wax ma cuneyso”.

Ana waxaan ku dhahay. ”Gabar buuran hal bil habeen kasto hadaa casho u wado way caatoobi laheyd”. 😂

Ninkeeda wuxuu ku yiri hooyaday iyo aabahay iyo walaalahay ayaa rabaa beri inaan qadada ku marti qaado mar dhawna ma ara...
05/07/2022

Ninkeeda wuxuu ku yiri hooyaday iyo aabahay iyo walaalahay ayaa rabaa beri inaan qadada ku marti qaado mar dhawna ma arag waan u xiisay ee qado wanagsan u diyaari........

Xaaski waxay tiri ayadoo ka xun bal aan aragno,ninkii wuxuu yiri waan usii sheegaya ee iska ogoow hadaba.

Subixi ninkii shaqadiisa ayuu iska aaday wuxuuna soo laabtay duhurka kadib xaaskiisa ayuu waydiiyay qadada ma diyaarisay imaashohooda saacad ayaa ka harsanee! Xaaskii waxay tiri waxba ma diyaarin mida kale reerkaaga waa reerkeena oo kale wixii guriga yaallo ayay dhinac ka cunayaan maxaa dhacay!

Ninkii wuxuu yiri oo xataa xalay maxaa iigu sheegi waysay inaadan waxbo karineynin,ayadii waxay tiri hadaba la xariir una sheeg wax dhiba malaha sababtoo ah maaha dad nagu cusub, ninkii asagoo xanaaqsan ayuu guriga ka tagay.

saacad kadibna guriga albaabkiisa ayaa lasoo garaacay, albaabka ayay furtay mise waxaaba taagan aabaheeda iyo hooyadeeda iyo walaalaheeda,ayadoo yaaban ayaa aabheeda wuxuu ku yiri maxaa dhacay aaway ninkaagi asagaa na marti qaadayee waxay tiri hada dhaw ayuu baxay, waxay sameyso ayay garan waysay cuntada guriga taalo wax dad wayn la hor dhigi karo maahan.

"Ninkeeda ayay wacday ayadoo naxsan oo welwelsan waxayna tiri war maxaa iigu sheegi waysay reerka aad marti qaaday reerkeena inuu ahaa, ninkii wuxuu yiri reerkaaga waa reerkayga waxba makala duwana, waxay ku tiri walaalow maqaayadaha cunto iiga soo qaad waa ceebe sidaan.

Wuxuu ku yiri waxa aad rabtay reerkeena inaad siisid ayagana sii reerkaaga😂😂

Xigasho. Cabdixakiin farsamo
Ka sii xogasho. Dr Salad🌹

Address

Masjid Al Rowda
Bosaso

Telephone

+252907709714

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arale Danood Journalist posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Arale Danood Journalist:

Share