AMN Somali TV

AMN Somali TV Aysar media network (AMN) AMN Somali TV Warbaahin madaxbanaan oo aad kala soconkarto Wararka Dalka iyo kuwa caalamkah. Talegram:πŸ‘‰πŸ» https://t.me/Amnsomalitv
(1)

12/04/2026

Xuska Sanad guuradii 66aad Ee Asaaska Ciidanka Xooga Dalka soomaaliyeed.πŸ‡ΈπŸ‡΄

02/03/2026

;Shacabka wadanka Kuwait πŸ‡°πŸ‡Ό ayaa gacanta ku dhigay duuliyihii waday diyaarada F15 Oo ay Iran soo riday.
AMN Somali TV

14/02/2026

Degmada Xaabo,Puntland SomaliaπŸ‡ΈπŸ‡΄

08/02/2026

Munaasabada Caana-Shubka Ugaas guud Ee Tanade Darood Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Oo ay kawada qaybgaleen Siyaasiyiin badan Oo kala aragti duwan.
AMN Somali TV

DEG DEG: Puntland ayaa saaka Gaalkacyo ku qisaastay Hodan Maxamuud oo horay u dishay Saabiriin Saylaan.
03/02/2026

DEG DEG: Puntland ayaa saaka Gaalkacyo ku qisaastay Hodan Maxamuud oo horay u dishay Saabiriin Saylaan.

03/02/2026

Diyaaradaha casriga ah Ee loo yaqaan F16 ee dhowaan Turkigu keenay oo saakay iyagoo jawi hoose ku duulaya lagu arkay hawada Magaalada Muqdisho.

17/01/2026

Waxaa la filaya mardhow inay madaarka laascaanood kasoo degaan Safiirrada dalalka kala ah Sucuudi Carebiya, Turkiga, Suudaan iyo Diblumaasiyiin kale.

17/01/2026

Taalada shuhadada Ee magaalada Laascaanood.

03/01/2026

Gudoomiye Maxamed Baari , Gudoomiye Shaahdoon iyo Wasiir Qaloombi Oo Asbuucyadan Calmiskaad u Joogay Hawlo Amni Ayaa Galabta Dib ugu Laabtay Magaalada Bosaso.
AMN Somali TV

30/12/2025

Weriye Mohamed dadaal Oo Si Naxariis Leh idiinka Codsanaya inaad kala qaybqaadato Baadi Doonka Walaalkiis Axmed Bare Said Oo Dhimirka Ka xanuunsan

FG; Axmed Waxaa Uu ka Soo lumay Magaalada Carmo Laba Habeen ka Hor
Fadlan Cidii Aragta Hala Soo Xiriirto

0907732310
0907099991

30/12/2025

; Qeybtii ugu muhiimsaneyd hadal jeedintii Ergayga gaarka ah Ee Soomaaliya ufadhiya qaramada midoobey Oo kabaha la dulmarey maamulka israa4l.
AMN Somali TV

29/12/2025

|| Dadweynaha Kunool magaalada Muqdisho ayaa isusoobax balaadhan kasameyay wadooyinka waaweyn Si ay u muujiyaan Midnimada soomaaliya inay tahay khad cas Oo aan wadahadal laga galikarin.

Wadanka in lakala jaro ma taageersantahay?.

Address

Gaaca
Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AMN Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AMN Somali TV:

Share