Guri,cuun media

Guri,cuun media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Guri,cuun media, Media/News Company, Bosaso.

11/08/2026

:- Wadada Hadadalii Ugu H**eeyey Ee Ka Fool Ka Fool ah Kana Horumarsan Kuwii H**e Ayaa Mar Dhow Deegaanka Ku Ilaalo Ku Dhex Mari doona Ergo Kala Matalaysa Labada Ciidan Ee Isku Hor Fadhiya Deeganka kur Ilaalo Sida Uu Warbaahinta Hogol U Xaqiijiyey Goob Jooge Ku Sugan Goobka Hada Ay Wada Hadaladu Ka Furmi Doonaan.

Mudada Ay Socdaan wadadahaladu Dhinacyadu Waxa Ay Xaqiijiyeen Inaysan Xabadi Bilaaban doonin Si Loo Ilaaliyo Hab Sami Usocodka Wadahadalada.

Labada Ciidan Ayaa Isu Jira Masaafo Aad Udhow Iyadoo Ciidan Uu Hogaaminayo Sarkaal Lagu Magacaabo Cintile Ay Aad Isugu Muuqdaan Ciidamada Dfs Ee Ku Sugan Deegaanka Kur Ilaalo.

Hadii Ay Fashilmaan Wadahadaldu Xaalada Ayaa Faraha Ka Bixi Karta Iyadoo Xal Ugu Dameeya Ay Labada Dhincba U Arkaan In Xabada Laysku Arko.

Abdihaafid Buruuj Hãşãń

02/08/2026

: Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in gaari ay saarnaayeen ciidamo, kuwaas oo la sheegay inay ku sii jeedeen goob ay ku taallo anteenada isgaarsiinta, uu qarax ka dhacay deegaanka Sheebaab ee degmada Qandala, Gobolka Bari.
Wararka ayaa sidoo kale tilmaamaya inuu jiro khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac

02/08/2026

In Kabadan 9-Askari oo gabar ay ku jirto ayaa ku dhintay qarax miino uu la kacay gaari ciidan oo marayay nawaaxiga Degaanka Sheebaab ee Degmada Qandala.

Rabbi janadii fardowsa ha ka waraabiyo shahiidyashaas difaaca dadkooda iyo degaankooda naftooda u waayey.

12/07/2026
12/07/2026

Dekada magalada Bosaaso oo 11 cisho u xidhan cashuuro lagu kordhiyey ganacsatada putland

22/06/2026

Qaarka mid ah ilaalada Siyaasi Mashruuc oo ku dhaawacmay is-rasaasayn ka dhacday Kontaroolka Bari ee GAROWE ayaa la geeyay deegaanka Sin-ujiif.

Ilaalada ayaa dib ugu laabtay magaalada Carmo ee gobolka Bari,halkaas oo ay markii h**e ka soo kicitimeen,ayadoo ujeedka safarkoodu la xiriiray soo dhawaynta Siyaasi Maxamuud Mashruuc oo GAROWE ka soo degaya

Address

Bosaso
NO

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guri,cuun media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share