04/07/2026
Qaybtii h**e ee ciyaarta u dhaxaysa Morocco vs Canada ayaa hada kusoo dhamaatey 0-0.
Ciyaartan waa baxday lix kaar oo huruuda, Morocco waxay qaadatey afar kaar. Inkastoo Morocco kubada maamuleyso hadana dhanka weerarka waxaa halis badan Canada, waxaana weliba Morocco dhaawac uga baxay xidigii muhiimka ahaa ee Saibari.
Ka waran sidey ciyaartani kula muuqataa.?