Punt Tech

Punt Tech Design , Engage And Innovate ๐Ÿ’ก

๐Ÿ๐Ÿ•๐ญ๐ก ๐€๐ง๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐š๐ซ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ ๐†๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ง๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ
07/08/2025

๐Ÿ๐Ÿ•๐ญ๐ก ๐€๐ง๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐š๐ซ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ ๐†๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ง๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ



๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐  ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ ๐ŸŽ‰Punt Tech waxay waxay hambalyo u diraysaa  shacabka iyo Dowladda Puntland munaasabadda 27-guurada...
01/08/2025

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฑ ๐ŸŽ‰

Punt Tech waxay waxay hambalyo u diraysaa shacabka iyo Dowladda Puntland munaasabadda 27-guurada kasoo wareegtay aasaaskii Dowladda Puntland.

Sanadkan waxa uu astaan u yahay geeddi-socodka horumarka, nabadda, iyo dowladnimada shacabka reer Puntland ay ku tallaabsadeen tan iyo 1998. Waxaa sharaf noo ah inaan la wadaagno xuskan qaran iyo in aan dhiirrigelinno halgankii, hal-abuurkii, iyo hoggaan-wanaaggii lagu dhisay Puntland.

Waxaan Ilaahay ka baryeynaa in uu Puntland iyo shacabka Soomaaliyeedba ku manaysto barwaaqo, midnimo, iyo horumar joogto ah.

Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo!



03/07/2025

๐๐ฎ๐ง๐ญ ๐“๐ž๐œ๐ก ๐Ÿ”ฅ
Punt Tech specializes in digital marketing , technology , and innovative design solutions ๐Ÿ˜

๐Ÿ“Œ๐Ž๐ฎ๐ซ ๐’๐ž๐ซ๐ฏ๐ข๐œ๐ž๐ฌ
โ˜‘๏ธSocial Medi Marketing
โ˜‘๏ธDesigning Social Medi flyers
โ˜‘๏ธWeb Designing
โ˜‘๏ธVideo Editing & Motion graphics
โ˜‘๏ธlogo designing & Full Branding
โ˜‘๏ธSystems Operating

Contact us : 906 701 215
Get in Touch : https://linktr.ee/punttech24

๐Ÿš€ ๐๐ฎ๐ง๐ญ ๐“๐ž๐œ๐ก ๐๐ซ๐š๐ง๐ ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ“Œ waxan quruxsanay oo nashqadaynay brankeena , nala arag sida ashqaraarka leh ee u qurxinay Punt Tech...
25/05/2025

๐Ÿš€ ๐๐ฎ๐ง๐ญ ๐“๐ž๐œ๐ก ๐๐ซ๐š๐ง๐ ๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ“Œ waxan quruxsanay oo nashqadaynay brankeena , nala arag sida ashqaraarka leh ee u qurxinay Punt Tech ๐ŸŽ‰๐Ÿ˜

Contact us : 906 701 215

Get in Touch : https://linktr.ee/punttech24

๐ŸšจMaka midtahay dadka tirabeelka ah  ee sugaya daahfurka Punt Tech ? ๐Ÿ˜
17/05/2025

๐Ÿšจ
Maka midtahay dadka tirabeelka ah ee sugaya daahfurka Punt Tech ? ๐Ÿ˜

Address

Afariridood
Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Punt Tech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share