Tv bulshada caabudwaaq

Tv  bulshada caabudwaaq contact

In ka badan 3000 oo qof ayaa ka codaysay Seejada Samakaab & Xarumaha ku lammaan ee Doorashooyinka Qof iyo codka ah.Codad...
30/09/2026

In ka badan 3000 oo qof ayaa ka codaysay Seejada Samakaab & Xarumaha ku lammaan ee Doorashooyinka Qof iyo codka ah.

Codadka ugu badan waxaa hoggaankooda hayaa Xisbiga JSB waxaan goobtaan wakiil uga ahaa musharrax Xildhibaan Golaha wakiillada Galmudug Jaamac Cabdullaahi Cabdille.

Si guud doorashada qof & codka ah ayaa soo dhammaatay Degmada Caabudwaaq ayadoo tirinta codadku ay bilaabatay.

Seejooyinka qaybo ka mid ah ayaa la soo afmeeray tirinta codadka sida Samakaab, Tawakal IQK.

25/08/2026

Talo nin ween waa hadii uu qaadanayo

25/08/2026

Godoomiyii oo ka xanaaqay su aalihii lasameeyay...

22/08/2026

Bulshada duuban waa hadashy

12/08/2026

Masha allah sudaanka 5soomaaliyee
Oo gadoonsiiyay lacagtii uu ka soo aruuriyay shacabka Soomaaliyeed ku gadoonsiiyay meel fagaara ah...

09/08/2026

โ€œ๐—ง๐—”๐—”๐—ฅ๐—œ๐—œ๐—ž๐—›๐——๐—œ๐—œ ๐—ก๐—”๐—•๐—”๐——๐—ข๐—ข๐—ก๐—ž๐—œ๐—œ ๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—”๐—” ๐—˜๐—˜ ๐—ฆ๐—ข๐—ข๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ฌ๐—˜๐—˜๐—— ๐—๐—”๐—”๐— ๐—”๐—– ๐—ฆ๐—›๐—œ๐—ฅ๐—˜ ๐—ซ๐—”๐—”๐—ฆ๐—›๐—œ ๐——๐—›๐—ข๐—ข๐—ฅ๐—˜

๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ ๐——๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐Ÿญ๐Ÿต๐Ÿฏ๐Ÿฐ, ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ต๐˜‚๐˜‚๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฏ.

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ถ๐—ถ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ ๐—ค๐˜‚๐—ฟโ€™๐—ฎ๐—ฎ๐—ป, ๐—ผ๐—ผ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐˜‚๐˜‚๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฏ.

๐—ฆ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ, ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐˜† ๐—น๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ฎ, ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐˜‚ ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ฎ.

๐—ฆ๐—œ๐——๐—œ๐—œ ๐—”๐—ฌ ๐—จ ๐—ฆ๐—ข๐—ข ๐—ž๐—”๐—Ÿ๐—” ๐——๐—›๐—”๐—ซ๐—Ÿ๐—”๐—ฌ๐—˜๐—˜๐—ก ๐—ก๐—”๐—•๐—”๐——๐—ข๐—ข๐—ก๐—ก๐—œ๐— ๐—”๐——๐—”

๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฏ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ถ, ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ ๐——๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐—บ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ ๐——๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ.

๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ถ๐˜€๐—ป๐—ฎ ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐—บ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐— ๐˜‚๐˜…๐˜‚๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ ๐——๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ.

๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐— ๐˜‚๐˜…๐˜‚๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ ๐——๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐—บ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ ๐——๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ.

๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜€๐—ถ๐—น๐˜€๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ, ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ด๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐˜„ ๐—น๐—ถ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ผ.

Wuxuu ahaa Nabadoon Si Weyn u jeclaa Nabadda, kana shaqayn jiray Sidii loo xallin lahaa khilaafaadka, loo heshiisiin lahaa dadka, loona ilaalin lahaa midnimada bulshada.

Waqtigiisa intiisa badan Wuxuu ku qaatay Nabad iyo nabadayn, isagoo ahaa Geed-fadhi ay ku kulmaan bulshada iyo Guurtida Gobollada Dhexe.

Nabadoon Jaamac Shire Wuxuu kamid ahaa nabadoonnadii Waqti badan u joogay nabadaynta Barbare , isagoo qayb ka qaatay dadaallo badan Oo Nabadeed.

Sidoo kale, Wuxuu kamid ahaa 135-kii Oday ee Soomaaliyeed ee door Weyn ka qaatay Geeddi-Socodkii dib-u-dhiska iyo dhismaha dowladnimada Soomaaliya, isagoo qayb ka ahaa odayaashii dalka u horseeday Marxaladdii dowladnimada ee maanta la joogo.

Nabadoon Jaamac Shire Wuxuu ahaa nin hadal Cad, Geesi ah, dulqaad badan, aragti dheer Leh, kana daali jirin Nabadaynta iyo isku Wadka dadka.

Wuxuu ahaa Geed har Weyn, Oo ay ku harsan jireen Guurtida iyo bulshada Mareexaan. Guurtidana Wuxuu u ahaa hoggaan, talo iyo tiir ay ku tiirsanaadaan.

Muddo ku dhow lixdan sano, Nabadoon Jaamac Shire Wuxuu bulshada Ugu adeegayay Magaca iyo masuuliyadda Nabadoonnimo.

Wuxuu ka tagay taariikh ku Suntan nabadda, dhaqanka, Guurtinimada, isku keenidda bulshada iyo u adeegidda dadka.

Geeridiisu waxay ahayd Geeri laga dareemay bulshada, Gaar ahaan dadka Uu Muddada dheer u ahaa Nabadoon, Oday, talo-bixiye iyo hoggaan Dhaqameed.

Waxaan Xusuusan doonnaa kaalintii Uu ka qaatay nabadda iyo isku keenidda bulshada. Taariikhda Uu ka tagayna Waxay noqon doontaa dhaxal ay jiilasha dambe Xusuustaan.

Alle ha Unaxariisto Nabadoon Jaamac Shire Xaashi Dhoore, qabrigiisana ha u Waasiciyo, nuur iyo naxariisna ha ku Mannaysto. Alle ha ka yeelo kuwa lagu abaalmariyo Jannatul Firdowsa.

05/08/2026

4/8 /2026
( ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ)
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raaji'uun. Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa qoyska, qaraabada, iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Nabadoon [Jaamac shire xaashi dhoore ]. Nabadoonku wuxuu ahaa tiir dhexe oo u taagan nabadda, dhex-dhexaadinta, iyo samaha. Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu su'aasha u fududeeyo, Jannatul Fardowsana ka waraabiyo. Samir iyo iimaan Ilaahay ha naga siiyo dhammaan."
Waxaa naga tagay tiir weyn iyo oday dhaqameed dunwanaagsan.
"Wuxuu ahaa oday lagu soo hirto xilliyada adag, xal u helidda khilaafaadkana caan ku ahaa."
Waxaa uu ahaa geed harween oo laharsado.

Xisbiga  jsp dadka haray   iska  fiiriya
03/08/2026

Xisbiga jsp dadka haray iska fiiriya

03/08/2026
Meshii  galmudug  waa lagu kala calafqaaday
03/08/2026

Meshii galmudug waa lagu kala calafqaaday

Address

Km4
Bosaso
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tv bulshada caabudwaaq posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category