Sadaam hussain mahamed

  ✅ | Hoggaan Xaq u Leh Horumarka ArdaydaWaxaan garab taaganahay Dr. Mustafe Bashiir Ismaaciil, musharraxa u taagan gudd...
17/03/2025

✅ | Hoggaan Xaq u Leh Horumarka Ardayda

Waxaan garab taaganahay Dr. Mustafe Bashiir Ismaaciil, musharraxa u taagan guddoomiyaha ururka ardayda Jaamacadda Bariga Afrika!

✔ Hogaamiye karti leh
✔ Maamul wanaag leh
✔ Wax-qabad dhab ah la yimaada
✔ Howl-karnimo iyo daacadnimo ku sifoobay

Haddii aad rabto arday hormar leh, codkaaga sii Mustafe!

Sadaali oo kuhel $10 kulanka galabta G.bari vs G.haylan
16/12/2024

Sadaali oo kuhel $10 kulanka galabta G.bari vs G.haylan

PUNTLAND: Magaalada Sheerbi oo lagu nabad noqday ka dib bilooyin looga hayaamay colaad sokeeye, ka dib heshiis nabadeed ...
19/03/2024

PUNTLAND: Magaalada Sheerbi oo lagu nabad noqday ka dib bilooyin looga hayaamay colaad sokeeye, ka dib heshiis nabadeed oo la gaadhay.

Maxaad ka ogtahay ninka had iyo jeer gadaal ka istaaga Imaamyada Masjid Al Xaram marka salaada la tukanayo ee aan aragno...
19/03/2024

Maxaad ka ogtahay ninka had iyo jeer gadaal ka istaaga Imaamyada Masjid Al Xaram marka salaada la tukanayo ee aan aragno muuqaalladiisa mar kasta?

Waa Sheekh Cabdul Casiis Al Xaaj, xilka uu hayo waxaa lagu magacaabaa ‘Al faatix Calal Imaam’ waxaa loo xilsaaray in uu saxo imaamyada markay gafaan quraanka ama u furo markay ku istaagto aayad

"Ummadda Soomaaliyeed waxaan leeyahay war Baddeena iyo Berrigeena yaynaan kala jeclaan, qofwalba oo hadla wuxuu ka hadla...
26/01/2024

"Ummadda Soomaaliyeed waxaan leeyahay war Baddeena iyo Berrigeena yaynaan kala jeclaan, qofwalba oo hadla wuxuu ka hadlayaa Arimaha badda, waxaan leeyahay war dalkan la kala jarayo isna halaga hadlo oo hala difaaco,"

Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye)
Hogaamiyaha SSC Khaatumo

Waxaan jeclahay Kooko ( Gabadh Tiktok Caan Ka Ah ) Hooyadeey Hataa Waan Ka Jeclahay Hooyadeey Gurigeeyga Waan Oga Ceeyri...
26/01/2024

Waxaan jeclahay Kooko ( Gabadh Tiktok Caan Ka Ah ) Hooyadeey Hataa Waan Ka Jeclahay Hooyadeey Gurigeeyga Waan Oga Ceeyrin Karaa ( Kooko ) Darteed.

Sidaa Waxaa Yiri Isagoo Ooynaayo Wiilkan Oo Caan Ka Ah Tiktok.

Maku Saxan Yahay Hooyadii In Guriga Kasaaro Gabadh Uujecelyahay Darteed ?
Maxaad Ku Tilmaami Laheeyd Wiilkaan ?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qaybgalay shi...
26/01/2024

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qaybgalay shirka Magaalooyinka iyo Caasimadaha Carabta oo ka dhacay Magaalada Bagdaad ee dalka Ciraaq.

Shirkan ayaa lagu soo bandhigay waxqabadkii uu gaaray ururka Magaalooyinka Carabta sanadkii la soo dhaafay, Qorshayaasha loo baahanyahay si horumar ballaaran loo gaarsiiyo Caasimaddaha Carabta iyo sidii loo ansixin lahaa ajendayaasha shirka soo socda, oo ay dhamaan isku raaceen madaxda shirka ka qeybgaleysa.

Koobka Qaramada Afrika: Sawirka hadalheynta dhaliyay ee garsooraha Soomaaliga iyo cayaartii Aljeeriya iyo Mauritania
26/01/2024

Koobka Qaramada Afrika: Sawirka hadalheynta dhaliyay ee garsooraha Soomaaliga iyo cayaartii Aljeeriya iyo Mauritania

Address

Punt-land
Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sadaam hussain mahamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sadaam hussain mahamed:

Share