09/08/2026
𝗚𝗮𝗹𝗺𝘂𝗱𝘂𝗴:-Shaafici Pharmacy & Supermarket ayaa xarun cusub oo ballaaran ka furtay magaalada Gaalkacyo, qaybta Galmudug. Xaruntan ayaa loogu talagalay inay bulshada ku nool xaafadaha iyo deegaannada ku xeeran ay ka helaan adeegyo kala duwan oo tayo leh.
Maamulka Shaafici ayaa sheegay in ujeeddadu tahay in bulshada loo fududeeyo helitaanka adeegyo caafimaad, daawooyin, agab caafimaad, iyo adeegyo Supermarket oo la isku halleyn karo.