Mohamud Somali

Mohamud Somali We will suggest our page tutorials about Technology and News. The aim of our page is to get experts People. Mohamud Somali is the owner and teacher of this page.

Ku soodhawaada hotelka Universal
10/06/2023

Ku soodhawaada hotelka Universal

09/06/2023

KU SOODHAWAADA UNIVERSAL HOTEL REATAUREN AND CAFETERIA. HOTELKAN OO AH MID CASRI AH AYAA LAGA FURAY MAGAALADA GAROWE WAXAANA UU KU YAALAA JIDKA SODONKA GAAR AHAAN KASOO HORJEEDKA SHIRKADDA KORONTADA EE NEC. WIXII FAAHFAAHIN AH KALA XIRIIR: 0906790564 AMA 0907705762.

08/09/2022

Bacaadweyn Mudug Somalia
📷 Mohamud Somali

Bacaadweyn
Dagmada Bacaadweyn
bacaadweyn secondary school

Garwaaqsadaay waano lagama guuraan
17/05/2022

Garwaaqsadaay waano lagama guuraan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Sheekh Aadan ...
28/04/2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo loo doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha oo tilmaamay muhiimadda ay dalka u leedahay dhammaystirka doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ayaa bogaadiyey hannaanka dimuqraadiyadeed ee geeddi socodka siyaasadda dalka oo aas-aas u ah xasilloonida iyo horumarka dowladnimada Soomaaliya.

"Waxaan hambalyo u dirayaa Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka Mudane Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Guddoonka Cusub waxaa hortaalla masuuliyad taariikhi ah oo ay ka sugayaan shacabka Soomaaliyeed, taas oo saldhig u ah horumarka dowladnimada, adkeynta guulaha la gaaray sannadihii la soo dhaafay iyo xaqiijinta hiigsigeenna Qarannimo."

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku ammaanay Xildhibaannada cusub iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed dulqaadka ay ku wajaheen hannaanka doorashooyinka dalka oo soo maray marxalado kala duwan, isaga oo ku bogaadiyey laamaha ammaanka Soomaaliyeed sida ay habeen iyo maalinba ugu taagnaayeen xaqiijinta amniga doorashooyinka.

Ugu dambayn, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Alle uga rajeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) in uu waafajiyo danta dalka, dadka iyo diinta. Sidoo kale waxa uu xusay doorkii Guddoomiyihii Ku-meel-gaarka ahaa iyo Guddigii Qabanqaabada Doorashada Guddoonka.

Gashaanti guur doona iyo nimuu shilinku ciilay maxaa kal heesta!!!Salaamullah
23/04/2022

Gashaanti guur doona iyo nimuu shilinku ciilay maxaa kal heesta!!!

Salaamullah

Address

Jidka Sodonka
Bosaso

Telephone

+252906333375

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamud Somali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamud Somali:

Share

Category