Somali News Online

Somali News Online wadka lama huraaye allahayow wadeecada adaan kaa wakiishe

Talooyin muhiim u ah qofka Muslimka ah1.Salaada waqtigeda ku tuko⏰️.Sheydaanku wuu ku dadadalayaa in salada waqtigeeda u...
26/06/2025

Talooyin muhiim u ah qofka Muslimka ah

1.Salaada waqtigeda ku tuko⏰️.
Sheydaanku wuu ku dadadalayaa in salada waqtigeeda uu ku dhaafiyo. Adna ilaalasho walal.

2.Mar walbo oo aad muraad leedahay si niyad ah u duceyso🤲.
Ducada waa mucjiso, wax badan ayey noloshaada ka badali kartaa.

3.Tahajud (salatul-Leyl) ha ka tagin ugu yaraan labo rakco iyo witir.

4.Qur'aanka aqriso maalin kasta inta aad awoodid.
Waxaa wanaagsan in aad si joogto ah u aqriso quraanka kariimka ah maalin iyo habeen kasta.

5.Alle weyne talo-saaro.
Alle talo saaro oo dadaalkana badi walal.
Waxaa isku dartaa dadaal iyo Rabbi talo saarashadiisa.

6.Soonka badso, soonku kheyrka oo dhan ayu furaa. Soonku waxa uu ku xasuusiyaa cibadada iyo ka harida xumaanta. Sido kale, soonka caafimaad ayaa lagu helaa iyo in jirkaagu qurxoonaado.

7.Waalidka baari u noqo.
Waalidka oo loo asxaan falo waxaa lagu kasbadaa duco iyo kheyr badan.

8.Digriga afkaaga ha ka qoyanaado.
Digriga badi oo naftaada ku tarbiyey.

9.Qaraabada xiriiri iyo ehelkaaga.

10. Sadaqada bixi hadii aad awoodo.
Sadaqadu waxaa lagu helaa ajar faro badan iyo caafimaad. Sido kale ,sadaqadu naftaada ayey furataa.

Laba asbuuc godahood isr11l waxay Dishay 950 reer falastiin ay
25/06/2025

Laba asbuuc godahood isr11l waxay Dishay 950 reer falastiin ay

25/06/2025

Cod : Ereyada iyo qaabka ay isku salaameen Mucaaradka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh

Shirka oo Villada ka socda, Mucaaradka iyo Madaxweyne Xasan oo is-arkay.Maxaa laga filan karaa inay kasoo baxaan shirkaa...
25/06/2025

Shirka oo Villada ka socda, Mucaaradka iyo Madaxweyne Xasan oo is-arkay.

Maxaa laga filan karaa inay kasoo baxaan shirkaan?

25/06/2025

Ninkaan waa afmaal

Sidee u aragtaa intaas oo nin in ay isku raacaan hal fikir oo khaldan oo waliba kufsi iyo xoog gandho soomaaliyeed ah?Fi...
17/06/2025

Sidee u aragtaa intaas oo nin in ay isku raacaan hal fikir oo khaldan oo waliba kufsi iyo xoog gandho soomaaliyeed ah?

Fikirkaaga nala wadaag.

Pageka fallowda hala dhaafin

Weerarkii labaad oo ay Iran ku qaaday Israa’iil saacado gudahood ayaa qaraxyo ka dhaliyay gudaha Magaalooyinka Telaabiib...
17/06/2025

Weerarkii labaad oo ay Iran ku qaaday Israa’iil saacado gudahood
ayaa qaraxyo ka dhaliyay gudaha Magaalooyinka Telaabiib iyo Xayfa.

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa markii u h**eysay ka hadlay xaalka Barriga dhexe, gaar ahaana Iran & ISR|...
17/06/2025

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa markii u h**eysay ka hadlay xaalka Barriga dhexe, gaar ahaana Iran & ISR|L wax ka dhex socda, wuxuuna sheegay in aysan Tehran kaligeed ku aheyn dagaalka.

"Tehran kali kuma aha dagaalkan Milateriga Waqooyiga Kuuriya ayaa heegan sare ku jira."ayuu yiri Kim Jong-Un~ Sidaas waxaa tabisay idaacada ISR|L laga leeyahay ee Yedioth Ahronoth

16/10/2024

Liverpool Vs Chelsea

Daawa falanqaynta ciyaarta Adag ee u dhaxaysa Liverpool iyo chelsea waxaa inoo falanqaynaya ruug cadaa dhanka sports ka ah Maxamed aadan

FIKIRKAAAGA KASOO DHIIBO

04/10/2024

Chelsea waayahaan caafimaad baa ka muuqda chelseadii h**e baa soo laabatay.

Reer man united kooxda soo dhista lacag hura

17/04/2024

Update: ciidan liyuu police ayaa cagta mariyay dhamaan saldhigyadii ay canfartu horay ugu sugnayd ee dhulka soomali galbeed

cawaale

Runta sheeg , keebaad waqtiga ugu badan ku bixisaa waan is ognahay soomaaliyeey!
15/04/2024

Runta sheeg , keebaad waqtiga ugu badan ku bixisaa waan is ognahay soomaaliyeey!

Address

Bsso
Bosaso
252

Telephone

+252906232127

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali News Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share