11/01/2026
Maanta OO ay taariikhdu ahayd 11/01/2026
Waxaa usoo gabagaboobay ardaydayda wax ka barata dugsiga Geesa-qabad primary &intermediate school ee deegaanka geesaqabad imtixaankii kalka h**e ,OO usoo socday muddo asbuuc ah .
Waxaan urajaynaynaa ardayda guud ahaan natiijo ay ku farxaan
ardayda