Bosaso Online TV

Bosaso Online TV "Bosaso Online – Warar Degdeg ah, Xog La Hubo & Warbixino Xaqiiqo ah.

Kaalay oo la soco dhacdooyinka ugu dambeeya ee Soomaaliya & caalamka, siyaasadda, isboortiga iyo arrimaha bulshada."

Sawirkii ugu danbeeyey Raiisul Wasaare Xamse oo Laascaanood ka degay.
12/04/2025

Sawirkii ugu danbeeyey Raiisul Wasaare Xamse oo Laascaanood ka degay.

12/04/2025

Laascaano

12/04/2025

: RW Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka dagay magaalada Laascaanood, halkaas oo soo dhaweyn balaaran loogu sameeyey, waxaana uu salaan ka qaatay cutub kamid ah ciidamada SSCKHAATUMO.

Kumanaan Shacab ah ayaa jidadka taagan oo soo dhaweynaya RW Xamse, oo ay tahay booqashadiisii u horeysay ee loo sameeyey tan iyo imaanshihiisii xukunka.

RW Xamse ayaa sidaas oo kale salaan la gaaray xubnaha dadka Soo dhaweeyey, oo ay ku jirana masuuliyiinta kale duwan oo ay kujiraan xubnaha golaha wasiiradda Faderaalka.

2 QODOB oo ay SSCKHAATUMO u baahan tahay in la xaqiijiyo, waxay booqashadan uga dhigan tahay RW Xamse, kala soco Bosaso Online TV

08/04/2025

Xaalada taageerayaasha Real Madrid hadda 🀣

Dowladda Sacuudiga ayaa hadda kudhawaaqday in la arkay bisha Shawaal, berritana ay CIID tahay.
29/03/2025

Dowladda Sacuudiga ayaa hadda kudhawaaqday in la arkay bisha Shawaal, berritana ay CIID tahay.

29/03/2025

deg || Indonesia, Malaysia, India iyo Bangladesh ayaa ku dhawaaqay inay Ciidul Fidriga ku beegan tahay Isniinta -Fidriga

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland waxa ay  shacabka Somaliland ugu baaqaysaa in cidii aragta bisha Shuwaal ay la...
29/03/2025

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland waxa ay shacabka Somaliland ugu baaqaysaa in cidii aragta bisha Shuwaal ay lasoo Wadaagaan Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta si loo xaqiijiyo bilashada Ciidul Fitriga.

Haddii aad aragto bisha Shuwaal, fadlan nagala soo xidhiidh lambarradan:

πŸ“ž 063-4429416
πŸ“ž 063-4316042
πŸ“ž 063-4400902
πŸ“ž 063-4536043
πŸ“ž 063-4226084
πŸ“ž 063-4683877

Is-barbar-dhigga qorrax soobaxa tobanka danbe ee Ramadaan.Habeenka Leylatu-qadriga waxa lagu garta qorraxda subaxa falla...
29/03/2025

Is-barbar-dhigga qorrax soobaxa tobanka danbe ee Ramadaan.

Habeenka Leylatu-qadriga waxa lagu garta qorraxda subaxa fallaadho lahayn - maalintee kula ahayd?

Kormeerayaasha dayax gacmeedka Sacuudiga ayaa isku diyaarinaya in ay arkaan bisha Shawaal ee goob joogayaasha magalada H...
29/03/2025

Kormeerayaasha dayax gacmeedka Sacuudiga ayaa isku diyaarinaya in ay arkaan bisha Shawaal ee goob joogayaasha magalada Hotat Sudair.

Madaxweynaha Dawlad deegaanka Somaalida Itoobiya Mustafe Cagjar, oo si kulul uga jawaabay dhaliilo dhawaan uga  yimi Koo...
27/03/2025

Madaxweynaha Dawlad deegaanka Somaalida Itoobiya Mustafe Cagjar, oo si kulul uga jawaabay dhaliilo dhawaan uga yimi Koox maamulkiisa ku eedeeysay waxqabad la’aan iyo fadhiidnimo.

25/03/2025

"Guul Soomaaliyeed weeye Guusha Puntland iyo...." Madaxweyne Hassan Sheikh.

25/03/2025

CALMISKAAT:- 4 kamid ah Argagixisada Daa1csh ayay dileen ciidanka Difaaca Puntland, kuwaas oo ahaa kuwa aasa Miinooyinka, Howlgal qorsheysan ayaana lagu ayaa lagu dilay, iyadoo meydadkooda lasoo bandhigay.

Kooxahan oo 4-4 ah ayay ka dhigeen unugyo miinooyin aasa, balse dabagal lagu sameeyey ayaa ilaa hadda lagu dilay 8 xubnood, iyadoo wali baacsigooda socda oo ladabargoynayo.

Address

759M+7V9 Shabeelle Hotel
Bosaso
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bosaso Online TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share