Xaqiijiye tv

Xaqiijiye tv Warar xaqiiqo ah ugu imow xaqiijiye TV News media

Celebrating my 6th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰
29/05/2025

Celebrating my 6th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

DEG DEG: Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran  ayaa markii u horreysay ku dhawaaqay inay qaadeen weerar kale oo ay u adeegsan...
13/04/2024

DEG DEG: Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran ayaa markii u horreysay ku dhawaaqay inay qaadeen weerar kale oo ay u adeegsanayaan gantaallo oo ay ku bartilmaameedsanayaan dhulka Israa’iil.
Iyadoo laga cabsi qabo dagalkii 3aad adunka inay horsedo

Asc aad baan idiin salaamay umada soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan dhamaantiin Magacaygu waa Aasiya Crisaaq Daahi...
08/04/2024

Asc aad baan idiin salaamay umada soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan dhamaantiin

Magacaygu waa Aasiya Crisaaq Daahiir ' Waxaan ahay gabadh aad u da'yar oo 18 jira iminkana mudo 2 Sano Dhiikar qabtey See aaakhirkii Kelyahaygi ayey Saameeyeen Waxaan ahay inan yaro Wax baranaysey oo bar bilow u ahayd heer jaamacaded See Nasiib umaan yeelan inan wax barashadaydi Sii wato oo waxa iga soo Dhex galay Xanuun aad u ildaran waxaan ahaa qof Nolosha hami iyo Mustaqbal badan ka leh.

waxayna Dhakhaatiirtu iisheegeen inay Noloshaydu ku jirto 50/50 Oo kelyahaygu Fadhiyaan Se Dalka gudihiisa aan Waxba Layga Qaban karin.

dalka Dibadiisa Mooye Waxaan marka koowad idinka Codsan lahaaaa inaad iiso wada ducaysaaan dhamaantiin marka Labaadna waxaan idinka Codsan lahaaa inaad igu Caawisaaan wixii karaaamkiina ah oo aad igu Caawin karaysaan Kharashna ma yara runtii waa 50kun oo dollar

Mana garanayo wlhi Goor uu Wadankeenu Helayo goob Caafimaad oo lagaga Maarmayo Dalka Dibadiisa Waxa jirtey Mar aan noloshayda ka quustay oo aaan aad usakaraaday Oo Xitaa Aaan gaadhey Xaalad dhimasha ah 😭😭 See alxmdulilaaah ilaahay waaa qafuuru raxiim wuxuu isiiyey Fursad labad oo aan ku Noolaado walaalayaal bisha Ramadan Awgeed Duco Iyo Xaalad Caafimad Oo Waddanka Ka Baxsan Ayaan Ubaahanay Hala Igarab Galo!!

W/Q :- Aasiya Crisaaq Daahiir.

09/02/2024

Maxaa kala socotaa Marin biyoodka baabul mandab kasoo ay kajiraan dhaqdhaqyo xogan oo ay wadaan xutiyinta kadagalanta yeman maxase kala socotaa muhimda uleyahay Marin biyoodkan lagu sadaliyay in uhorsedikaro dagalkii sadexad ee aduunka

Deg deg bosaso Waxa lamaqlayaa dhawaq aan dhegaha Shacabka uronayan kadib jug qarax iyo iswaydarsi rasas xogan oo laga m...
19/01/2024

Deg deg bosaso
Waxa lamaqlayaa dhawaq aan dhegaha
Shacabka uronayan kadib jug qarax iyo iswaydarsi rasas xogan oo laga maqalayo agag fog fog walina lama xaqijin khasaraha
Shacabka kasoo Garay

09/08/2023
Sawiradda Gadiidkii hallo trust ee jabhada Garxajis kasoo kaxaysteen oodweyne
09/08/2023

Sawiradda Gadiidkii hallo trust ee jabhada Garxajis kasoo kaxaysteen oodweyne

Address

Bosaso
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaqiijiye tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xaqiijiye tv:

Share