Ali Haraa

Ali Haraa Xirfadle Muuqaal Duube iyo Hagaajiye
Macalin Graphic design

Shirkadda  Yaan uga Dacwoodaa ?Telefoonkayga Messages Bay Raaxada Uga Qaaday 2:00 PM Bay kusoo Diraysaa Adiga oo Hurda❗️...
30/09/2024

Shirkadda Yaan uga Dacwoodaa ?
Telefoonkayga Messages Bay Raaxada Uga Qaaday 2:00 PM Bay kusoo Diraysaa Adiga oo Hurda❗️😡😡
SMS, Ayey iga Dhigtay Abaa yaa Macmiil

Waar Qoladan Saamionline.com  Dadka Badan Dhacday Warkeeda yaa Haya Allow Hana Ceebayn
06/07/2024

Waar Qoladan Saamionline.com Dadka Badan Dhacday Warkeeda yaa Haya Allow Hana Ceebayn

Enjoy Online Shopping at Saamionline the largest online shopping in Somali region for the best smartphones, computers, and so much more.

06/07/2024
Somtel PuntlandMahadsanid SomtelWaa Markii igu Horaysay oo Aan isticmaalo Adeeyada Shirkadda Somtel in toban Sano ku Dha...
08/06/2024

Somtel Puntland
Mahadsanid Somtel

Waa Markii igu Horaysay oo Aan isticmaalo
Adeeyada Shirkadda Somtel in toban Sano ku Dhaw oo Ay ka shaqaynayso Puntland

Bal kawaran 10 sano oo Xiriir ah oo Somtel inala joogtay oo Aan ka maqnaa Adeegeeda
Hada Waxaan bilaabay inaan isticmaalo internet Xawaare Sare leh danahaygana ku fushado ,,

Run ahaantii Waxaan dareemay inaan Meel ku xirnaa Maadaama Maanta Aan kamid ahay Macaa,miisha Shirkadda Somtel Ee Second khadkiisa Aan Xirin Waxaan Dhihi karaa Adeeg internet Waa Somtel ,,

MAHAD SANID SOMTEl👍👍👍

10/04/2024

Share Garee

Waxaa Mihiim ah Marka aad tahay Qof soo saare ah inaad leedahay Goob Shaqo oo aan ku Karkarin karto Awoontaadahttps://ww...
03/03/2024

Waxaa Mihiim ah Marka aad tahay Qof soo saare ah inaad leedahay
Goob Shaqo oo aan ku Karkarin karto Awoontaada
https://www.gobreviews.com/

Xirfadda Muuqaal Samaynta oo hadana Somalia Qiima ka lahaynQormooyin aan ka qornay ka Akhriso Website-ka linking Hooseht...
03/03/2024

Xirfadda Muuqaal Samaynta oo hadana Somalia Qiima ka lahayn
Qormooyin aan ka qornay ka Akhriso Website-ka linking Hoose
https://www.gobreviews.com/

24/12/2023

SOOMAALIYA WAXAA KU HARDAMAYA JAMHADIHII..
RIDAY DOWLADDI DHEXE " M-SIYAAD BARRE;
NABADOON, XUSSEEN XAASHI SAMATAR (SANWAYNE}
https://fb.watch/p8fdrbSKNX/

Address

Bosaso Road
Bosaso
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali Haraa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ali Haraa:

Share