Deeq Awaare

Deeq Awaare I am vediography,photography and Drone operator Based in somalia welcome to our bage Deeq awaare📸🤝🎥💻

11/09/2026

Kabtan yaasin baylood adke🦁

10/09/2026

Milxo oo galabta roobsatay.

📸

09/09/2026

Raasiga xaafuun.

09/09/2026

Madaxwyane siciid cabdulahi dani oo nogday madaxwaynihi ugu h**ey oo taga cirifka ugu danbeya Africa isaga oo booqday dekedi h**e ee xaafuun.

09/09/2026

Galkacayo alle how naxaristo waxaa gurigisi dhabta aha la geeyey Ganacsade axmed oo gacanka xaqdarini shalay dishay.

08/09/2026

Jama Deperani “Kuwii guusha calmiskaad lahaa wa mudanyihiin in loo tago lana dhiiri geliyo”Afhayeenka dowladda puntiland.

07/09/2026

Mid kamida wasiirada ugu saamaynta badan puntland kana mid ahaa saraakishi calmiskaad xoraeyey kuna dhaawacmay wasir Fuaad xanaano🫡🦁

07/09/2026

Gaarigee jeceshahay inaad ku Safarto?

07/09/2026

Daarta Boqor - Cismaan ee oo noqonaysa madaxtooyada Dhaqanka ee

06/09/2026

Safar taarikhi ah iyo magaaladi halganka Dharjaale.

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deeq Awaare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share