Focus On Bosaso

Focus On Bosaso Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Focus On Bosaso, News & Media Website, Bosaso.

28/09/2025

Warbixin Xasaasi ah: Qoyska reer Deni si gaar ah xaaska Madaxweynaha oo ku xiratay soolarkii Bosaso meherad & Supermarket cusub ay Qardho ka samaynayaan. Maaha markii ugu horaysay oo Qoyska Deni Soolarkii Bo9saso dano gaar u Isticmaalaan iyadoo Boosaaso lagu dhiganyahay.

Sawirka goobta meheradda ka fiiri qeebta Faalooyinka iyadoo Mapka Qardho ka muuqata.

 : warbixin ku saabsan Markabka hubka ee la hayo iyo sida loo kala leeyahay hubka saaran. 1. Qaybta ugu muhiimsan hubkan...
19/07/2025

: warbixin ku saabsan Markabka hubka ee la hayo iyo sida loo kala leeyahay hubka saaran.

1. Qaybta ugu muhiimsan hubkan oo ah gaadiid waaweyn iyo qoryo waxaa iska leh ciidan lagu sheegay Gorgor G. 20'aad oo dhowaan tababar loogu soo xiray dugsiga Turksom ee Muqdisho.

2. Qaybta labaad ee ugu badan hubkan waxaa si shakhsi ah u leh Madaxwayne Hassan Sheikh, waxa uuna ku qalabaynayaa si gaar ah ciidan dhowaan loo tababaray una badan jifada madaxwaynaha. Waa ciidamo la soo xulay oo siyaasi ah ama aan nidaami ahayn.hubka labaad kuwaas ayaa uu qalabayn lahaa Hassan Sheikh.

3. Qaybta hubka fudud sida biskooladaha fudud dhammaantood waa hub ganacsi oo uu si shaqsi u lahaa wasiir Abdulkadir oo ah wasiirka dekadaha gaadidka badda (wasiirkii h**e ee gaashaandhiga) iyo rag kale ay saaxiib yihiin. Kuwaas oo ah ganacsada loo xirey ka ganacasiga baskooladaha Turkiya laga keeno iyo hubka kale ee fudud.

4. Qeyb afraad oo isugu jirto hub culus iyo kuwa fudud oo tiro badan waxa iska leh iyagana ganacsade Cali Addoo, wuxuuna ahaa hub ganacsi loo waday sifo si da'ban oo aan nidaami ahayn.

Hubkaas iyo Markabkii sidayba waxa weli gacanta ku haysa Dawladda Puntland, Dekadda Bosaaso.

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Focus On Bosaso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share