Bosaso Article Link

Bosaso Article Link Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bosaso Article Link, News & Media Website, biyo kul, Bosaso.

 : Dowladda hoose ee Degmada Boosaaso ayaa soo rogtay lacago cusub oo laga qaadayo Tima jarayaasha, Sida uu noo xaqiijiy...
24/03/2026

: Dowladda hoose ee Degmada Boosaaso ayaa soo rogtay lacago cusub oo laga qaadayo Tima jarayaasha, Sida uu noo xaqiijiyay mid kamid ah Timajarayaasha Magaalada.

Masuulkan ayaa noo sheegay in lacagtaas lagu soo rogay ay dhantahay 15 Dollar iyadoona aan la ogayn sababta iyo waxa looga qaadayo iyo waxa lagu qabanayo.

Muddooyinkii u dambeeyay ayay isa soo tarayeen cabashooyinka dadweynaha ee Magaalada Boosaaso Kadib doorashadii Mayorka haatan jooga, Sidoo kalena ay jiraan Balanqaadyo uu horey u sameeyay Mayorka oo aan la hirgelin kuwaas oo aannu mid mid tooshka ugu ifin doono Dadweynaha Boosaaso.

 : Taliya ku xigeenka Ciidamada booliska Qaybta Gobolka Beri Khaalid Ukun ayaa si rasmia isu-casilay, Sida uu ku baahiya...
30/12/2025

: Taliya ku xigeenka Ciidamada booliska Qaybta Gobolka Beri Khaalid Ukun ayaa si rasmia isu-casilay, Sida uu ku baahiyay Boggiisa Gaarka ah ee Facebook.

Khaalid ayaa hadda ka mid Noqday saraakiisha Ciidamada Booliska Soomaaliya isagoona ku sugan magaalada Muqdisho.

Muqdisho – Ururka xukuumadda ee JSP, Sincad, Towfiiq & Ramaas ayaa hoggaaminaya tirinta codadka doorashada, iyada oo lag...
26/12/2025

Muqdisho – Ururka xukuumadda ee JSP, Sincad, Towfiiq & Ramaas ayaa hoggaaminaya tirinta codadka doorashada, iyada oo lagu wado in ay yeelan doonaan badi xildhibaannada deegaanka ee gobolka Banaadir — ILO.

 : Shirweynaha Beelaha Jambeel Cabdi Koombe ee Midnimada, Horumarka iyo Wadajirka ayaa maanta ka furmay Beerta Rays.
26/12/2025

: Shirweynaha Beelaha Jambeel Cabdi Koombe ee Midnimada, Horumarka iyo Wadajirka ayaa maanta ka furmay Beerta Rays.

BOOSAASO: Beesha Cali Jibraahiil oo taageertay Ciidamada Difaaca Puntland.
24/11/2025

BOOSAASO: Beesha Cali Jibraahiil oo taageertay Ciidamada Difaaca Puntland.

Waxaa soo baxaya fadeexad ku saabsan musuq maasuq baahsan oo uu Mayorka Bosaso ku sameeyey 3500 oo kaar oo midkiiba ay k...
21/11/2025

Waxaa soo baxaya fadeexad ku saabsan musuq maasuq baahsan oo uu Mayorka Bosaso ku sameeyey 3500 oo kaar oo midkiiba ay ku jirto $340 oo mudo 3 bilood ah loogu talagalay dadka kaso barakacay dagaalka Calmiskaad iyo barakacaayaasha.
Sidookale Gudomiyu wuxuu Account usmaysaty Dakhliga Kaso xerooda Kantaroolka Magalada Bosaso oo maalintii Iyo Ahabenkeenkii laga So xereryo $18000 daller OO bishii noqonaysa $240.000

Gudomiyaha Wuxu Deal lagalay Xiliyada ay isku beshi yihiin Isga OO midkiiba uqaray $4000


Sidookale waxa lamusmasuqay 54 km oo laami ah oo laga hir galin lahaa magalda Bosaso taas OO ay ku Deqaday dowlada Carbeed Ee Imaaraadka 18m doller

 : Hal qof ayaa geeriyooday halka mid kale uu ku dhaawacmay kadib markii gaari aan la aqoonsan uu rasaas ku furay Dad Sh...
16/11/2025

: Hal qof ayaa geeriyooday halka mid kale uu ku dhaawacmay kadib markii gaari aan la aqoonsan uu rasaas ku furay Dad Shacab ah oo Degan Agagaarka Xarunta Ciidamada PSF ee Xaafada Ridwaan ee Magaalada Bosaso, Dadka waxyeeladu soo gaartay ayaa ah Walalo wada Dhashay Siday noo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay.

Xigasho : Mohamed Jama

BOOSAASO: Wasiirka Xannaanada Xoolaha Puntland Cumar Cabdisamad Yusuf Dhuux oo uu weheliyo Wasiirka Ganacsiga, Axmed Shi...
10/11/2025

BOOSAASO: Wasiirka Xannaanada Xoolaha Puntland Cumar Cabdisamad Yusuf Dhuux oo uu weheliyo Wasiirka Ganacsiga, Axmed Shire ayaa Booqday Maxjaradda Wadani iyo Aljaabiri ee Magaladda Bososo si uu ugu kuur-galo habsami u socodka shaqo ee maxjaradda.

  ilo hoose oo lagu kalsoon yahay ayaa noo sheegay malmaha Soo socda in Taliyaha police Somalia Asad diyaano uu kaso deg...
10/11/2025

ilo hoose oo lagu kalsoon yahay ayaa noo sheegay malmaha Soo socda in Taliyaha police Somalia Asad diyaano uu kaso degeyo Bosaso xili Ciidamada psf iyo danab Dowlada Federalka ay u dirtay mushaharadkii.

Deni oo loo dabo maray Bosaso iyo reer nugaaleed oo fahansanaa dhagartiisa macquul ma noqon kartaa in siciiid laga badbaadiyo Puntland ??

Address

Biyo Kul
Bosaso
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bosaso Article Link posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share