Mudan Digital

Mudan Digital Professional media production company specializing in documentaries, promotional content and event management.

19/08/2026

Event Highlights: Daahfurka Mashaariicda Horumarineed ee Degmada Boosaaso

Sawiro: daahfurka mashaaricda horumarineed ee dagmada Bosaso
19/08/2026

Sawiro: daahfurka mashaaricda horumarineed ee dagmada Bosaso

01/08/2026

Agoos way bilatayoo, Bishii weeyaan Puntland!

Sawirro: Xuska Sannad Guurada 28aad ee Puntland.
01/08/2026

Sawirro: Xuska Sannad Guurada 28aad ee Puntland.

20/07/2026

Shirkadda Somtel ayaa si rasmi ah u daahfurtay adeeg cusub oo casri ah, kaas oo fududeynaya bixinta cashuuraha gaadiidka iyadoo la adeegsanayo taleefanka gacanta, iyada oo aan loo baahnayn in la booqdo xarumaha Wasaaradda Maaliyadda.

Gaadiidleydu waxay hadda si fudud ugu bixin karaan cashuurtooda iyagoo garaacaya *444 #, kadibna dooranaya "Bixi Biilka" si ay u dhammaystiraan lacag-bixinta.

Sidoo kale, adeeggan wuxuu u sahli doonaa Wasaaradda Maaliyadda inay si degdeg ah u hubiso bixinta cashuuraha. Hubinta waxaa lagu sameyn karaa iyadoo la garaacayo *444 #, kadibna la dooranayo "Eeg Biilka".

Adeeggan cusub wuxuu sare u qaadaya hufnaanta iyo tayada adeegyada dowladda, wuxuuna bulshada u fududeynayaa inay ku gutaan waajibaadkooda cashuureed si degdeg ah, ammaan ah, isla markaana meel kasta iyo waqti kasta uga faa'iideysan karaan, iyagoo aan u baahnayn inay booqdaan xarumaha Wasaaradda Maaliyadda.

πŸš—πŸ’³ Cashuur bixintu hadda way fududaatay!Somtel waxay kuu sahleysaa inaad cashuurta gaadiidka ku bixiso si degdeg ah, amm...
20/07/2026

πŸš—πŸ’³ Cashuur bixintu hadda way fududaatay!

Somtel waxay kuu sahleysaa inaad cashuurta gaadiidka ku bixiso si degdeg ah, ammaan ah, meel kasta aad joogto adigoo adeegsanaya *444 #.

βœ… Bixi cashuurta gaadiidka
βœ… Hubi biilashaada
βœ… Ka faa'iidayso adeeg casri ah oo waqtigaaga badbaadinaya

Somtel Puntland waxay kuu haysaa 2 maalmood oo internet iyo ku hadal aan xad lahayn, adigoo ku helaya $0.5 oo keliya.Ku ...
16/07/2026

Somtel Puntland waxay kuu haysaa 2 maalmood oo internet iyo ku hadal aan xad lahayn, adigoo ku helaya $0.5 oo keliya.

Ku raaxayso adeeg tayo leh, xawaare sare leh, oo la isku halayn karo mar kasta.

Somtel Puntland – Saaxiibka Dadweynaha.

07/07/2026

Maxay Timirta iyo Geelu Ka Siman Yihiin?
youtube.com/

17/06/2026

Qaar kamid ah ardayda iska diiwaan geliyey koorsada xagaaga ee barashada saxaafadda casriga ee Mudan Digital.

Dhowaan waxaan bilaabi doonnaa xiisado habeenka ah. Haddii aad danaynaysid barashada saxaafadda, nagala soo xiriir.

WhatsApp 4737328

Address

Gaaca Street, Somtel HQ
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mudan Digital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share