Taageerayaasha Maxamud Xaashi Cabdi

Taageerayaasha  Maxamud Xaashi Cabdi Waa page ka Taageerayaasha maxamud xaashi cabdi

23/10/2022
Gudoomiyaha iyo xubnoo ka mid hoggaanka Ururka Isbahaysiga Sinnaanta iyo Horumarka Somaliland ee KAAH oo Guddida Diiwaan...
27/09/2022

Gudoomiyaha iyo xubnoo ka mid hoggaanka Ururka Isbahaysiga Sinnaanta iyo Horumarka Somaliland ee KAAH oo Guddida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka (GDUS&AAQ) ku wareejinaya nuqulo ka mid ah shuruudihii Ururka looga baahna hawlgalka marxalada labaad.

๐Ÿ–

Xubno ka mid ah hoggaanka iyo aasaasayaasha Ururka Isbahaysiga Sinnaanta iyo Horumarka Somaliland ee KAAH๐Ÿ–, ayaa maanta ...
14/08/2022

Xubno ka mid ah hoggaanka iyo aasaasayaasha Ururka Isbahaysiga Sinnaanta iyo Horumarka Somaliland ee KAAH๐Ÿ–, ayaa maanta kulan lagaga arrinsanayo wejiga labaad ee hawlgalka diiwaangelinta ku yeeshay xarunta dhexe ururka. Kulankan ayaa sidoo kale lagu qaadadhigay qiimaynta xaaladda dalku ku jiro, iyo aragtida siyaasadeed ee ururka KAAH kaga aadan.

(Ka rog oo hadana saar)  waa  xafiiskii ugu waynaa  kulmiye ee magalada  berbera oo loobedelay  Urur siyaasadeedka cusub...
07/08/2022

(Ka rog oo hadana saar)
waa xafiiskii ugu waynaa kulmiye ee magalada berbera oo loobedelay Urur siyaasadeedka cusube KAAH

Waxa maanta si rasmi loo daahfuray Xarunta Dhexe ee Ururka Isbahaysiga Sinnaanta iyo Horumarka Somaliland ee KAAH. ๐Ÿ–Xaru...
06/08/2022

Waxa maanta si rasmi loo daahfuray Xarunta Dhexe ee Ururka Isbahaysiga Sinnaanta iyo Horumarka Somaliland ee KAAH. ๐Ÿ–

Xaruntu waxa ay ku taal Badda Cas, Degmada Ibraahim Koodbuur. Halkan eeg https://goo.gl/maps/Q86Ey8kELFqThtgp9

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taageerayaasha Maxamud Xaashi Cabdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Taageerayaasha Maxamud Xaashi Cabdi:

Share

Category