08/09/2025
πππ¬πππ«'π¬ ππ‘ππ¬π’π¬ πππππ§π¬π
Difaacashada buugga thesis-ka ee ardayda Master-ta ee kulliyadaha kala duwan ayaa si rasmi ah u bilaabatay. Difacashadu waa marxalad cilmiyeed muhiim ah oo ay ardayda qalin jebinaysa sanadkan ku soo bandhigayaan natiijooyinka cilmi-baaristooda iyo dadaalkooda aqooneed.
Barnaamijka Master-ta waxa si wadajir ah isaga kaashada Jaamacadda Lincoln ee Malaysia iyo Jaamacadda Alpha, taas oo saldhig u ah tayada tacliinta iyo aqoonsiga caalamiga ah.
The thesis defense sessions for our Masterβs students from the various faculties have officially begun. This marks an important academic milestone as our graduating students present the results of their research and scholarly efforts.
The Masterβs program is jointly offered through the collaboration between Lincoln University, Malaysia, and Alpha University, providing a strong platform for academic excellence and international recognition.
We proudly celebrate this achievement as you prepare to graduate from Lincoln University, Malaysia, in collaboration with Alpha University. ππ