Habbane Podcast

Habbane Podcast Welcome to our platform, Habbane Podcast. This podcast is open to all segments of society, but it is especially dedicated to writers and readers.

It promises to be a space from which they will greatly benefit.🙂

05/05/2025

Kusoo dhawaada Habbane Podcast.

Habbane waa podcast ka hadla qoraalka iyo hal-abuurka Soomaalida. Waxaa marti ku noqonaya qoraayaal Soomaaliyeed oo kala duwan, kuwaas oo la waydiin doono su’aalo ku saabsan safarkooda qoraal, waayo-aragnimadooda hal-abuurka, dhiirrigelintooda, iyo sida ay u arkaan doorka qoraalka ee bulshada.

—Ujeeddo.
In la abuuro madal ay ku kulmaan qoraayada Soomaaliyeed si ay u wadaagaan khibradooda, u dhiirrigeliyaan jiilka cusub, isla markaana loo xoojiyo dhaqanka akhriska iyo qoraalka af-soomaaliga.

Address

QASABKA
Burco
43155

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Habbane Podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Habbane Podcast:

Share

Category