Anfac Online Academy

Anfac Online Academy Waa bage waxbarasho ku baro qorista,akhriska luuqadaha iyo xirfado dheeraad ah oo ku anfacaya

kusoo dhowoow barshada heerarka kala dewan ee waxbarashada sida ● Elementary learning● Business Skills ● LanguagesNagala...
13/10/2023

kusoo dhowoow barshada heerarka kala dewan ee waxbarashada sida
● Elementary learning
● Business Skills
● Languages
Nagala Soo xiriir WhatsApp ka
https://wa.me/qr/63PLSAY2PJMDA1

16/10/2022

Fadlan subscribe iisaar chanelka si aad ula socoto filimaan cusub

ma u baahan tahay DV lottery programe
16/10/2022

ma u baahan tahay DV lottery programe

Kusoo dhowoow caawin ku saabsan Dv lottery programe iyo weliba hadii aad u baahan tahay in laguu buuxbuuxiyo laguuna xereeyo fadlan lasoo xidhiidh whatsapp numbar +252634310392

Soomaaliya Ma Sidan Bay Rajo Kaga qabtaa In Somaliland Ay kula midowdo Horta wasaaradan Ma eelaay Baa beysata
02/09/2022

Soomaaliya Ma Sidan Bay Rajo Kaga qabtaa In Somaliland Ay kula midowdo Horta wasaaradan Ma eelaay Baa beysata

Waa masuul xukuumada Somaliland Xil U magacawday Dhowaan
19/08/2022

Waa masuul xukuumada Somaliland Xil U magacawday Dhowaan

Rabbi naxariistii janno Ha siiyo Abwaan Maxamed ibraahim warsame (hadraawi) Oo goor dhoweyd hargaysa Ku geeriyooday
18/08/2022

Rabbi naxariistii janno Ha siiyo Abwaan Maxamed ibraahim warsame (hadraawi) Oo goor dhoweyd hargaysa Ku geeriyooday

11/08/2022

(WQ) Garyaqaan Sakariye Cukaash.

Wixii Maanta Khasaare Dhacay ee Naf Iyo Maal Leh Waxaa Ka Masuula wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Iyo Taliyaha Booliska.

Cidda qaska,Kicinta,dacaayadaha Raqiiska ah Iyo Rabshadaha isku dirka ah wadaa waa cidii manta amniga sugi lahayd waana Maxamed Kaahin Iyo Dabagale oo labadaba Mobile Lagu Hagaayo.

Dhacda kasta oo dhacdayna waa in loo diwaan geliyaa si ehelada iyo dadka dhibku soo gaadhaan ula xisaabtamaan.

Xukuumada Manta joogta muda xileedkii ay joogtay waxay caadaysatay dastuur jabin, markii shacabku u dulqaatay ee ay gaadhay xiligii la bedeli lahaana waxay bilaaben qas iyo fowdo ay dalka geliyaan.

xukuumadu wey idin maqlaysaa
05/08/2022

xukuumadu wey idin maqlaysaa

Maskax.Maal Media Group

Address

Near Deero Pright
Burco

Telephone

+252634388737

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Anfac Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share